seeksvc
登录

AL XAKIIM CHANNEL

频道 @al_xakiim

Hankiinu yuusan noqon kaliya inaad Aduunka heer sare ka gaadhaan, balse waa in Hankiinu noqdaa meel ka saraysa halkaas oo ah raali ahaanshaha Allaah iyo Janadiisa. Waxadna si toos nagala soo xiriiri kartaan: @Bin_Yusuf143

在 Telegram 中打开
+ 加入集合
订阅者
17,479
最近发帖
16 天前
资料采集于 2026-11-21 · 非实时

简介

Hankiinu yuusan noqon kaliya inaad Aduunka heer sare ka gaadhaan, balse waa in Hankiinu noqdaa meel ka saraysa halkaas oo ah raali ahaanshaha Allaah iyo Janadiisa. Waxadna si toos nagala soo xiriiri kartaan: @Bin_Yusuf143

查看 Telegram 上的原始简介
Hankiinu yuusan noqon kaliya inaad Aduunka heer sare ka gaadhaan, balse waa in Hankiinu noqdaa meel ka saraysa halkaas oo ah raali ahaanshaha Allaah iyo Janadiisa. Waxadna si toos nagala soo xiriiri kartaan: @Bin_Yusuf143

系统基础分 5.5(1 + 维度贡献 4.54) · 最终 5.5

内容质量 未经判官审核 (按中性值 0.5 计) · 40% +1.80
安全风险 未经判官审核 (按中性值 0.5 计) · 30% +1.35
受众规模 17,479 订阅者 · 12% +0.76
近期活跃 最近发帖 16 天前 · 10% +0.63
Telegram 认证 无认证 · 4% —
官网互链 无关联工具 · 4% —
من سنن يوم الجمعة ١:- التسوك ٢:- الإغتسال ٣:- التطيب ٤:- لبس الجميل ٥:- التبكير ٦:- الصلاة على النبي صلى الله عليه وسلم ٧:- قراءة سورة الكهف Sunooyinka Maalinta Jimcaha Lagaa Rabo 1:- inaad cadeysato 2:- inaad qubeysato 3:- inaad is udgiso (carfiso) 4:- inaad dhar qurxoon xerato 5:- inaad masajidka xilli hore tagto 6:- inaad ku saliso Nabiga SCW 7:- inaad surat Al-kahfi akhriso AL XAKIIM CHANNEL
739 次浏览 图片/视频
Jimca Mubaarak: Allahayow maalintan jimcaha ah ha naga diidin rabitaan quluubteena ka farxiya, towbada naga saarta welwelka, liibaan jidadkeena noo iftiimisa, farxad murugada naga saarta.🤲❤️ اللّٰهُم في يوم الجُمُعَة لا تحرمنا من أمنيةٍ تُفرِح قُلوبنا، وتوبة تَجلى هُمومُنا، وتَوفيقاً يُنِير دُروبنا، وسَعادة تُذهِب حُزننَا🤲❤️
632 次浏览 图片/视频
ADD YOUR CHANNEL/GROUPS 🌟 Listen. Learn. Grow. 🎙 Shuruudaha: kaliya channel nadiif ah ayaan aqbalnaa 🚫 cay · 🚫 sex/porno · 🚫 qabyaalad · 🚫 akhlaaq-xumo ✅ Aqoon · xikmad · buugaag · diin 📩 Channel-kaaga soo dir: @Mfaratoon 1️⃣ Aqoon & Fasalo 🎓 • Maanhage · 13k • Farsamada · 27k • Somali English 1 · 15k • Somali English 3 · 28k • Carabi · 11k 2️⃣ Aqoon & Xikmado 🅰️ • Hasan Caashaq · 18k • Dareen Side · 20k • Kobci Aqoontaada · 26k • Qalbi Dhaye · 18k • Xikmado · 42k • Noqo Xiddig · 16k • Dunida Suugaanta · 20k • Aisha Ahmed · 19k 3️⃣ Buugaag & Akhris 📚 • Somali Library · 76k • Somali Books ·…
666 次浏览
Baro sirta carafta jirka: 1. Showerka kadib; jirka oo wali xoogaa joyan mari saliidda babayga ama lowska 🌿 2. Isku dar: Vaseline iyo miski ama cadar caraf badan kadibna marso dhegaha gadaashooda ☘️ 3. Kilkilaha: mari warango ama burka galeyda oo lagu qasay miski 🌿 4. Timaha: mari saliida qeybaha hoose ee ka daa saliida aad la dhigeyso ee aadan ka dhaqeyn ☘️ 5. Dharka: armaajada dharka gees yar ka dhig ama uga dheji suuf aad cadar marisay si dharkaaga uu caraf u yeesho 🌿 6. Afka: cadayga kadib ku luqluqo 3da waqti biyo aad la dhigtay dhega yare ☘️ 7. Lugaha: mari kareem oo ka ilaali qaleylka k…
696 次浏览 图片/视频
Ha ku degdegin inaad la tartanto dadka kale, si deggan u dhis nooca ugu wanaagsan ee naftaada.🌷👑 focus on your growth, and trust your journey.🔥👍🏻 @thoughtsbyhafsa
862 次浏览 图片/视频

同类 Telegram 资源

资料档案

类型 频道
用户名 t.me/al_xakiim
Telegram 认证 未认证
资料采集 2026-11-21

会员评分

还没有会员评分
登录后评分
资料有误?提交更新建议
此广告位招租 @gigaben65 → 广告 300 × 250
数据说明
人数、认证与近期动态来自 Telegram 公开页面的定期采集,非实时;简介由编辑整理,原文可在「原始简介」查看。
© 2026 seeksvc · 数据人工核实,持续更新