Hanti iyo Horumar🤑🥇
Channel @cilminafsiga
Halkaan Waxaad Ka Heleysaa cilmi nafsiga , Cilmi-nafsiga iyo horumarinta nafta. Sido Kale Waxeynu Bixina Laba course oo Free Ah Hadii Aad Rabtid igala soo Xariir : @Mrxoosh ╭─═┅🌷┅┅🌷┅┅═─╮ https://t.me/cilminafsi ╰─═┅🌷┅┅🌷┅┅═─
Rating out of 10 5.3 Rating out of 10 5.3 /10 System score · How ratings work
- Subscribers
- 13,258
- Last post
- 1 mo ago
Collected on 2026-11-21 · not real-time
Introduction
Halkaan Waxaad Ka Heleysaa cilmi nafsiga , Cilmi-nafsiga iyo horumarinta nafta. Sido Kale Waxeynu Bixina Laba course oo Free Ah Hadii Aad Rabtid igala soo Xariir : @Mrxoosh ╭─═┅🌷┅┅🌷┅┅═─╮ https://t.me/cilminafsi ╰─═┅🌷┅┅🌷┅┅═─
Show the original Telegram description
Halkaan Waxaad Ka Heleysaa cilmi nafsiga , Cilmi-nafsiga iyo horumarinta nafta.
Sido Kale Waxeynu Bixina Laba course oo Free Ah Hadii Aad Rabtid igala soo Xariir :
@Mrxoosh
╭─═┅🌷┅┅🌷┅┅═─╮
https://t.me/cilminafsi
╰─═┅🌷┅┅🌷┅┅═─
Rating breakdown
Algorithm v1 · How ratings workSystem score 5.3 (1 + contributions 4.27) · final 5.3
Dimension Input Value Weight Contribution
Content quality Not reviewed yet (counted as neutral 0.5) · 40% 0.50 40% +1.80
Safety Not reviewed yet (counted as neutral 0.5) · 30% 0.50 30% +1.35
Audience 13,258 subscribers · 12% 0.70 12% +0.76
Recent activity Last post 1 mo ago · 10% 0.40 10% +0.36
Telegram verified Not verified · 4% 0.00 4% —
Official backlink No linked tools · 4% 0.00 4% —
Recent posts
View all on TelegramNabad galyo korkiina ha ahaato qaraabo.
Waalidku waa inuu carruurtiisa u caddaalad sameeyaa, xitaa haddii uu midkood qalbigiisa uga dhow yahay kuwa kale. Jacaylku waa dareen qalbiga ku jira oo laga yaabo inuu kala duwanaado, balse caddaaladdu waa waajib aan la dayici karin.
Waa inaanu waalidku u oggolaan jacaylka uu ilmo gaar ah u qabo inuu sabab u noqdo inuu carruurta kale xaqooda duudsiyo, uu ilaawo mudnaantooda qalbiyadoodana dhaawaco ama dareensiiyo inay ka qiimo yar yihiin walaalahood.
Ilmuhu dhammaantood waxay u baahan yihiin jacayl, daryeel, qadarin iyo caddaalad. Waxa laga yaabaa in…
1.4K views
Yar saxiibkey ah ayaa i weydiiyey, "Waa maxay goobaha aad ugu jeceshahay dunnidaan ?" Waxaan ku iri, "Waa qabriga," sababtoo ah waa meel dagan oo xasiloon — meel aan ahayn sida dunida oo buuq iyo tartan ka buuxo.
Qabrigu waa meesha keliya ee qofka loo siman yahay, aan loo eegin maalkiisa, jinsigiisa, ama darajadiisa. Waa meel runta lagu ogaado, halkaas oo qofka loo arko sida uu run ahaantii ahaa, ma aha sida uu iska dhigi jirey . Dadku halkaas way ku amaanayaan, kuu soo duceynayaan, kuwii ku jeclaana way ku sii jeclaanayaan — sababtoo ah dhimashadu waxay dadka xusuusisaa wanaagga, waxayna tir…
1.8K views
Caruurta waxbara oo koriyo, si aad uga maarantaan marka ay weynaadaan, inaad ku dhibtootaan korintaankooda.
Ilmaha waa sida laanta oo kale: marka ay yartahay waa la sixi karaa, lakiin marka ay noqoto alwaax, in la jibiyo mahee, si kale luguma sixi karo.
@mrxoosh
1.5K views
Ma garan karo sababta ay Soomaalideennu noloshooda uga fogaatay xaqiiqada.❗️
Badankeen nolosha uguma noolaanno sida ay dhab ahaan tahay; waxa aynu nafaheena ku barbaarinay, ama nalagu soo barbaariyey, waa khiyaali, filashooyin iyo been la isku qurxiyey. Ilaa heer aynu maanta gaadhnay in dad badan oo inaga mid ahi ay ku nool yihiin nolol inta badan khiyaali ku dhisan, nolol aan lahayn jiho cad iyo meel ay u socoto.
Waxaase ka sii murugo badan in aynu gaadhnay heer aynu luminay xitaa dareenno badan oo bani’aadamku isku gudbin jiray, kuwaas oo nolosha siin jiray xasillooni, macne iyo dhadhan.
…
2.1K views
Aadaabta booqashada qofka xanuunsan waa arrin muhiim ah oo qof kastaa ay tahay inuu barto ilaaliyona.
Marka aad booqanayso qof xanuunsan, gaar ahaan marka aad isbitaal tagayso, xusuusnow in aad leedahay masuuliyada ka weyn oo ah inaad ilaaliso sharafta, dareenka iyo raaxada bukaanka, sidoo kalena aad tixgeliso bukaannada kale ee meesha kula jira.
Ka fogow eray kasta oo qalbiga bukaanka dhaawici kara, cabsi gelin kara ama rajo-beel ku abuuri kara. Ha uga sheekayn cudurro kale oo aad u xun, ha u sheegin sheekooyin murugo leh, hana isticmaalin hadallo qofka ku dhalin kara inuu quusto. Mararka qaa…
2.2K views
Similar Telegram resources
Spotted an error? Suggest an update
About the data
Counts, verification and recent posts come from periodic snapshots of Telegram's public pages and are not real-time. Descriptions are edited; the original text is available under the original description.