Hogaan Dumar
频道 @hogaan_dumar
Kusoo dhawaaw channel ka https://t.me/hogaan_Dumar waxad ka heli Doonta Qoraalo ku anfaca sidokale kusoo biir channel keen labaad https://t.me/Hogaan_bulsho, sidokale Instagramkena https://www.instagram.com/invites/contact/?i=1xvcc4wj
评分(满分 10) 5.5 评分(满分 10) 5.5 /10 系统评分 · 评分说明
- 订阅者
- 15,587
- 最近发帖
- 16 天前
资料采集于 2026-11-21 · 非实时
简介
Kusoo dhawaaw channel ka https://t.me/hogaan_Dumar waxad ka heli Doonta Qoraalo ku anfaca sidokale kusoo biir channel keen labaad https://t.me/Hogaan_bulsho, sidokale Instagramkena https://www.instagram.com/invites/contact/?i=1xvcc4wj
查看 Telegram 上的原始简介
Kusoo dhawaaw channel ka https://t.me/hogaan_Dumar waxad ka heli Doonta Qoraalo ku anfaca sidokale kusoo biir channel keen labaad https://t.me/Hogaan_bulsho, sidokale Instagramkena https://www.instagram.com/invites/contact/?i=1xvcc4wj
评分构成
算法 v1 · 评分说明系统基础分 5.5(1 + 维度贡献 4.54) · 最终 5.5
维度 输入 维度值 权重 贡献
内容质量 未经判官审核 (按中性值 0.5 计) · 40% 0.50 40% +1.80
安全风险 未经判官审核 (按中性值 0.5 计) · 30% 0.50 30% +1.35
受众规模 15,587 订阅者 · 12% 0.70 12% +0.76
近期活跃 最近发帖 16 天前 · 10% 0.70 10% +0.63
Telegram 认证 无认证 · 4% 0.00 4% —
官网互链 无关联工具 · 4% 0.00 4% —
近期动态
在 Telegram 查看全部ADD YOUR CHANNEL/GROUPS
🌟 Listen. Learn. Grow. 🎙
Shuruudaha:
kaliya channel nadiif ah ayaan aqbalnaa
🚫 cay · 🚫 sex/porno · 🚫 qabyaalad · 🚫 akhlaaq-xumo
✅ Aqoon · xikmad · buugaag · diin
📩 Channel-kaaga soo dir: @Mfaratoon
1️⃣ Aqoon & Fasalo 🎓
• Maanhage · 13k
• Farsamada · 27k
• Somali English 1 · 15k
• Somali English 3 · 28k
• Carabi · 11k
2️⃣ Aqoon & Xikmado 🅰️
• Hasan Caashaq · 18k
• Dareen Side · 20k
• Kobci Aqoontaada · 26k
• Qalbi Dhaye · 18k
• Xikmado · 42k
• Noqo Xiddig · 16k
• Dunida Suugaanta · 20k
• Aisha Ahmed · 19k
3️⃣ Buugaag & Akhris 📚
• Somali Library · 76k
• Somali Books ·…
813 次浏览
Maxaa ka wanaagsan bixinta Alle marka uu wax bixinayo🥹 maxaa ka wayn bedelka uu ku siinayo marka uu wax kaa qaato waa Rabbiga aan balanka ka bixin, waa hibeeyaha marka uu wax kusiiyo aad la yaabayso waxa uu ku siiyay wayninkooda, waa Naxariis badanaha kabaya jabkaaga kabitaan ku haboon wayninkiisa❤️
Kabitaanka Rabbi maahan sida ka dadka oo kale waxa uu kabaa qalbi burburay oo raja beelay heer aad malaynayso in aad bogsanayn kadibna waxa uu kuugu bedeli cabsida xasillooni aan la sifayn karin iyo farxad kaaga timaada meel aadan filanayn.
Rabbigaygoow adigaa xumaan ka hufan sabar kadib ayaad wa…
972 次浏览
Qofkasta waxa uu ka hadlaa dhibta iyo xanuunada jirka so gaara se kawaran xanuunka qalbiga🥹
👇🏽👇🏽👇🏽
Waa in qofku la qabsado dembiga ilaa uusan mar dambe dareemin foolxumadiisa; in qalbigiisu adkaado oo uusan aayad Qur’aan ahi jilcin, waano aysan baraarujin, ilmona aysan dhaqaajin. In maalmahu ka dhammaadaan isaga oo ka fog Alle, isaga oo aan dareemayn culayska uu leeyahay mooganaanta Alle iyo cidhiidhiga ka dhasha ka fogaanshihiisa.
Waxa ugu khatarta badan ee qalbiga ku dhici kara ma aha oo keliya inuu daciifo, balse waa inuu Alle ka fogaado ilaa uusan mar dambe dareemin daciifnimadiisa.
Qalb…
1,740 次浏览
Niyada iyo salaada 🤍
Niyada booskeeda waa qalbiga inaa ku dhawaaqdana wax dhiba maleh adoo qalbiga ka niyeesanaya
Markaa waysa qaadanayso waxaa larabaa wajiga qaybta ugu horeysa ee kor jabhada markaa dhaqayso oo saa gacanta aaa usaarto inaa waysa qaadato waayo meeshaas ayee ka bilaabataa acmaasha waajibka ah ee waysada markaa gacmaha dhaqaneesid hadaa soo niyeesato niyadaas lagama aqbalaayo
Markaa xiranayso salaada ayadana waa inaa niyo la imaadaa niyadaasna waa inay la xiriirsanaata takbiirta salaada lagu xiranaayo takbiiratul ixraam wa inaa niyeesata salaada aad dukanayso waa nuuce waaj…
2,010 次浏览
المُستَّراحُ في الجنَّة...
أمّا هُنَا "يَأَيُّهَا ٱلْإِنسَٰنُ إِنَّكَ كَادِحٌ"❤
Halka lagu nasanayaa waa jannada🤍
Dunida: Alle wuxuu ina leeyahay " insaankoow waad daalaysaa ilaa aad Rabbiga kala kulmayso waana la kulmaysaa🤍
Maalinka Alle la kulmeeno maalin khayr leh Allah ka dhigo🤲🏼🤍🥹
2,180 次浏览