📚𝐊𝐨𝐛𝐜𝐢𝐀𝐪𝐨𝐨𝐧𝐭𝐚𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐡𝐚𝐧𝐧𝐞𝐥📚
Channel @kobciaqoontaada2
𝙺𝚘𝚋𝚌𝚒𝙰𝚚𝚘𝚘𝚗𝚝𝚊𝚊𝚍𝚊 𝚆𝚊𝚊 𝙶𝚘𝚘𝚋 𝚊𝚊𝚍 𝚔𝚊 𝚑𝚎𝚕𝚒 𝚔𝚊𝚛𝚝𝚒𝚍 ☞︎︎︎𝚃𝚊𝚡𝚊𝚗𝚊𝚢𝚊𝚊𝚕 𝙳𝚒𝚒𝚗𝚒 𝙰𝚑 ☞︎︎︎𝚃𝚊𝚡𝚊𝚗𝚊𝚢𝚊𝚊𝚕 𝙹𝚊𝚌𝚊𝚢𝚕 𝙰𝚑 ☞︎︎︎𝚃𝚊𝚡𝚊𝚗𝚊𝚢𝚊𝚊𝚕 𝚃𝚊𝚊𝚛𝚒𝚒𝚔𝚑𝚒 𝙰𝚑 ☞︎︎︎𝙱𝚞𝚞𝚐𝚊𝚊𝚐 𝙿𝚍𝚏
Rating out of 10 5.5 Rating out of 10 5.5 /10 System score · How ratings work
- Subscribers
- 23,972
- Last post
- 10d ago
Collected on 2026-11-21 · not real-time
Introduction
𝙺𝚘𝚋𝚌𝚒𝙰𝚚𝚘𝚘𝚗𝚝𝚊𝚊𝚍𝚊 𝚆𝚊𝚊 𝙶𝚘𝚘𝚋 𝚊𝚊𝚍 𝚔𝚊 𝚑𝚎𝚕𝚒 𝚔𝚊𝚛𝚝𝚒𝚍 ☞︎︎︎𝚃𝚊𝚡𝚊𝚗𝚊𝚢𝚊𝚊𝚕 𝙳𝚒𝚒𝚗𝚒 𝙰𝚑 ☞︎︎︎𝚃𝚊𝚡𝚊𝚗𝚊𝚢𝚊𝚊𝚕 𝙹𝚊𝚌𝚊𝚢𝚕 𝙰𝚑 ☞︎︎︎𝚃𝚊𝚡𝚊𝚗𝚊𝚢𝚊𝚊𝚕 𝚃𝚊𝚊𝚛𝚒𝚒𝚔𝚑𝚒 𝙰𝚑 ☞︎︎︎𝙱𝚞𝚞𝚐𝚊𝚊𝚐 𝙿𝚍𝚏
Show the original Telegram description
𝙺𝚘𝚋𝚌𝚒𝙰𝚚𝚘𝚘𝚗𝚝𝚊𝚊𝚍𝚊 𝚆𝚊𝚊 𝙶𝚘𝚘𝚋 𝚊𝚊𝚍 𝚔𝚊 𝚑𝚎𝚕𝚒 𝚔𝚊𝚛𝚝𝚒𝚍
☞︎︎︎𝚃𝚊𝚡𝚊𝚗𝚊𝚢𝚊𝚊𝚕 𝙳𝚒𝚒𝚗𝚒 𝙰𝚑
☞︎︎︎𝚃𝚊𝚡𝚊𝚗𝚊𝚢𝚊𝚊𝚕 𝙹𝚊𝚌𝚊𝚢𝚕 𝙰𝚑
☞︎︎︎𝚃𝚊𝚡𝚊𝚗𝚊𝚢𝚊𝚊𝚕 𝚃𝚊𝚊𝚛𝚒𝚒𝚔𝚑𝚒 𝙰𝚑
☞︎︎︎𝙱𝚞𝚞𝚐𝚊𝚊𝚐 𝙿𝚍𝚏
Rating breakdown
Algorithm v1 · How ratings workSystem score 5.5 (1 + contributions 4.54) · final 5.5
Dimension Input Value Weight Contribution
Content quality Not reviewed yet (counted as neutral 0.5) · 40% 0.50 40% +1.80
Safety Not reviewed yet (counted as neutral 0.5) · 30% 0.50 30% +1.35
Audience 23,972 subscribers · 12% 0.70 12% +0.76
Recent activity Last post 10d ago · 10% 0.70 10% +0.63
Telegram verified Not verified · 4% 0.00 4% —
Official backlink No linked tools · 4% 0.00 4% —
Recent posts
View all on Telegram𝗠𝗘𝗘𝗥𝗧𝗔𝗗𝗔 𝗤𝗢𝗥𝗥𝗔𝗫𝗗𝗔
Caawa oo ah habeen Hakis Bila/Jimce, malluugteeduna waa Maqalaxidh/Suhuura/Venus.
Dhanka Nayruuska, caawa wuxuu marayaa habeenkii 121aad ee sanno Khamiiseed.
Haddii aynu in yar dul istaagno halka ay kala marayaan falag-wareegga dusheenna saaran, aynu ku horrayno ubucda ay ku joogaan, oo ah Qorraxda.
𝗤𝗼𝗿𝗿𝗮𝘅𝗱𝗮/𝗖𝗮𝗱𝗰𝗲𝗲𝗱/𝗦𝘂𝗻
Waxay u muuqataa mid ka soo tallaabsatay balaysinkii Miisaanka iyo godkiisii Bayaxow.
Waxay berri oo Jimce ah la kowsan doontaa godka 17aad ee Gudban.
Qorraxdu waxay maalinba maalinta ka dambaysa u sii dhawaanaysaa kulaalaha koonfureed (Tropic of Caprico…
732 views
[Media]
537 views
ADD YOUR CHANNEL/GROUPS
🌟 Listen. Learn. Grow. 🎙
Shuruudaha:
kaliya channel nadiif ah ayaan aqbalnaa
🚫 cay · 🚫 sex/porno · 🚫 qabyaalad · 🚫 akhlaaq-xumo
✅ Aqoon · xikmad · buugaag · diin
📩 Channel-kaaga soo dir: @Mfaratoon
1️⃣ Aqoon & Fasalo 🎓
• Maanhage · 13k
• Farsamada · 27k
• Somali English 1 · 15k
• Somali English 3 · 28k
• Carabi · 11k
2️⃣ Aqoon & Xikmado 🅰️
• Hasan Caashaq · 18k
• Dareen Side · 20k
• Kobci Aqoontaada · 26k
• Qalbi Dhaye · 18k
• Xikmado · 42k
• Noqo Xiddig · 16k
• Dunida Suugaanta · 20k
• Aisha Ahmed · 19k
3️⃣ Buugaag & Akhris 📚
• Somali Library · 76k
• Somali Books ·…
1.2K views
𝗪𝗔𝗫𝗔𝗥𝗔-𝗫𝗜𝗗𝗛/𝗕𝗔𝗞𝗔𝗔𝗟
ɴᴀʏʀᴜᴜs/ᴅᴀʙᴛᴜᴜʀ/ᴅᴀʙsʜɪᴅ ʜᴀᴋɪsᴀ/ᴋʜᴀᴍɪɪs ᴏᴏ ᴍᴀʀɪ 81
ᴀʏᴀᴀɴᴛᴜ ᴡᴀᴀ ᴋᴏᴏʙɪɴ/ᴀxᴀᴅ
ᴍᴀʟʟᴜɢ ᴡᴀᴀ ǫᴏʀʀᴀxᴅᴀ
ᴍᴜᴅᴜᴅ ᴡᴀᴀ ᴅᴀʙ/ɴᴀᴀʀɪ
𝐖𝐚𝐱𝐚𝐫𝐚𝐱𝐢𝐝𝐡/𝐒𝐮𝐡𝐮𝐮𝐫𝐚/𝐕𝐞𝐧𝐮𝐬
Waa meeraha labaad ee innaga xiga dhanka qorraxda.
Waana meeraha dhulkeenu ku xigo tirsiga meerayaasha qorraxda
Waxaraxidh wuxuu ku wareegaa qorraxda meel uga dhow dhulka.
Sidaa darteed waxa badanaa lagu arkaa laba ambo Gal-beed iyo Bari
Marka uu ku suganyahay Gal-beed iyo Bari waxa loo kala yaqaan
Bakaal/Xiddigta-waaberi
Maqalaxidh/xiddigta fiidkii
𝗠𝘂𝘂𝗾𝗮𝘀𝗵𝗮𝗱𝗮 𝗺𝗲𝗲𝗿𝗮𝗵𝗮𝗻
Meerahan oo dhowrkii bilood ee la soo dhaafay wuxuu ahaa mid inna…
3K views
𝗠𝗲𝗲𝗿𝘁𝗮𝗱𝗮 𝗤𝗼𝗿𝗿𝗮𝘅𝗱𝗮
𝗕𝗶𝗹𝗼𝘄𝗴𝗮 𝗗𝗲𝘆𝗿𝘁𝗮
Caawa oo dabshidku marayo 70 maalmood.
Maalinteedu waa koodaar
Malluugtu waa Dusaa
Qorraxdu waa godka 13aad ee Naaso-gaale.
Dayaxuna waa godka 23 ee jad-kabare/kabaal-cir
waxaynu inyar ka taaban doonaa isbeddelka xilliyeedka deyrta.
Sida aynu wada ognahay, Qorraxdu waxay ku jirtay dhinaca waqooyi, oo ahaa xilligii xagaaga. Hadda waxay ku soo noqotay dhul-badhaha.
Waa dhacdo muhiim ah oo ka mid ah meertada sannadlaha ah ee Dhulku ku sameeyo Qorraxda.
𝗠𝗮𝘅𝗮𝘆 𝘁𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗯𝗶𝗹𝗼𝘄𝗴𝗮 𝗱𝗲𝘆𝗿𝘁𝗮?
Waa xilli uu Dhulku gaadho meel ka mid ah meertadiisa sannadlaha ah, taas oo…
3K views
Similar Telegram resources
Profile
Type Channel
Username t.me/kobciaqoontaada2
Category Learning
Telegram verified No
Collected 2026-11-21
About the data
Counts, verification and recent posts come from periodic snapshots of Telegram's public pages and are not real-time. Descriptions are edited; the original text is available under the original description.