seeksvc
Sign in

Telefishinka Qaranka

Channel ✓ Telegram verified @sntvnews

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia. Headquartered in Mogadishu.

Open in Telegram
+ Add to collection
Subscribers
95,266
Last post
10d ago
Collected on 2026-11-21 · not real-time

Introduction

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia. Headquartered in Mogadishu.

Show the original Telegram description
Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia. Headquartered in Mogadishu.

System score 5.9 (1 + contributions 4.90) · final 5.9

Content quality Not reviewed yet (counted as neutral 0.5) · 40% +1.80
Safety Not reviewed yet (counted as neutral 0.5) · 30% +1.35
Audience 95,266 subscribers · 12% +0.76
Recent activity Last post 10d ago · 10% +0.63
Telegram verified Has verified badge · 4% +0.36
Official backlink No linked tools · 4% —
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo hawlgallo sahan ah ka waday deegaannada u dhexeeya Leego iyo lidow Jalaat ee gobolka Shabeellaha Hoose, ayaa maanta dagaal culus la galay maleeshiyaad ka tirsan Khawaarijta, kadib markii ay halkaas kula kulmeen maleeshiyaad isku uruursanayay dhulka howdka ah, howlgalkaas jab culus ayaa lagu gaarsiiyey cadowga, waxaana lagu dilay xubno ka tirsanaa Khawaarijta oo ay ka mid yihiin Horjooge Cabdifitaax Gaalgooriyow iyo Cabdulqaadir Xuseen, iyadoo Ciidamadu burburiyeen fariisimihii Khawaarijta.
8.9K views Media
Sida loo fuliyay howlgalkii deegaanka Miirtaqwo ee lagu dilay Horjoogihii guud ee Khawaarijta u qaabilsanaa marin-habaabinta Idaacadda Al-Andalus iyo dhagarqabe kala tirsanaa qeybtaas, laguna burburiyay xaruntii ay Khawaarijtu ugu yeeri jireen “Guriga Amniga” iyo qalabkii ay u adeegsan jireen marin-habaabinta dadweynaha.
53.1K views Media
[Media]
54.9K views
Xogta iyo muuqaalka sida loo beegsaday Horjoogayaashii Khawaarijta lagu laayey Jiinka Wabiga ee gobollada Shabeelooyinka.
51.3K views
Ciidamada Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa caawa xaafadda Galmudug ee degmada Garasbaaley ka fuliyey howlgal guuleystay oo lagu beegsaday labo dhagarqabe oo ka tirsanaa Khawaarijta. Ciidamada ayaa ku guuleystay inay dilaan hal dhagarqabe, iyagoo dhaawacay dhagarqabihii kale, wuxuuna howlgalkaasi u dhacay sidii loo qorsheeyey, sida ay Warbaahinta Qaranka u xaqiijiyeen saraakiisha ciidamadii fuliyey howlgalka.
79K views Media

Similar Telegram resources

Profile

Type Channel
Username t.me/sntvnews
Telegram verified Yes
Collected 2026-11-21

Member ratings

No member ratings yet
Sign in to rate
Spotted an error? Suggest an update
This ad space is available @gigaben65 → Ad 300 × 250
About the data
Counts, verification and recent posts come from periodic snapshots of Telegram's public pages and are not real-time. Descriptions are edited; the original text is available under the original description.
seeksvc
一个可查询的宝藏收藏库:开源与闭源软件、开发库与完整解决方案。
© 2026 seeksvc · Manually verified, continuously updated