Telefishinka Qaranka
频道 ✓ Telegram 认证 @sntvnews
Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia. Headquartered in Mogadishu.
评分(满分 10) 5.9 评分(满分 10) 5.9 /10 系统评分 · 评分说明
- 订阅者
- 95,266
- 最近发帖
- 10 天前
资料采集于 2026-11-21 · 非实时
简介
Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia. Headquartered in Mogadishu.
查看 Telegram 上的原始简介
Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.
Headquartered in Mogadishu.
评分构成
算法 v1 · 评分说明系统基础分 5.9(1 + 维度贡献 4.90) · 最终 5.9
维度 输入 维度值 权重 贡献
内容质量 未经判官审核 (按中性值 0.5 计) · 40% 0.50 40% +1.80
安全风险 未经判官审核 (按中性值 0.5 计) · 30% 0.50 30% +1.35
受众规模 95,266 订阅者 · 12% 0.70 12% +0.76
近期活跃 最近发帖 10 天前 · 10% 0.70 10% +0.63
Telegram 认证 有 Telegram 认证 · 4% 1.00 4% +0.36
官网互链 无关联工具 · 4% 0.00 4% —
近期动态
在 Telegram 查看全部Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo hawlgallo sahan ah ka waday deegaannada u dhexeeya Leego iyo lidow Jalaat ee gobolka Shabeellaha Hoose, ayaa maanta dagaal culus la galay maleeshiyaad ka tirsan Khawaarijta, kadib markii ay halkaas kula kulmeen maleeshiyaad isku uruursanayay dhulka howdka ah, howlgalkaas jab culus ayaa lagu gaarsiiyey cadowga, waxaana lagu dilay xubno ka tirsanaa Khawaarijta oo ay ka mid yihiin Horjooge Cabdifitaax Gaalgooriyow iyo Cabdulqaadir Xuseen, iyadoo Ciidamadu burburiyeen fariisimihii Khawaarijta.
8,950 次浏览 图片/视频
Sida loo fuliyay howlgalkii deegaanka Miirtaqwo ee lagu dilay Horjoogihii guud ee Khawaarijta u qaabilsanaa marin-habaabinta Idaacadda Al-Andalus iyo dhagarqabe kala tirsanaa qeybtaas, laguna burburiyay xaruntii ay Khawaarijtu ugu yeeri jireen “Guriga Amniga” iyo qalabkii ay u adeegsan jireen marin-habaabinta dadweynaha.
5.3 万 次浏览 图片/视频
[图片/视频]
5.5 万 次浏览
Xogta iyo muuqaalka sida loo beegsaday Horjoogayaashii Khawaarijta lagu laayey Jiinka Wabiga ee gobollada Shabeelooyinka.
5.1 万 次浏览
Ciidamada Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa caawa xaafadda Galmudug ee degmada Garasbaaley ka fuliyey howlgal guuleystay oo lagu beegsaday labo dhagarqabe oo ka tirsanaa Khawaarijta.
Ciidamada ayaa ku guuleystay inay dilaan hal dhagarqabe, iyagoo dhaawacay dhagarqabihii kale, wuxuuna howlgalkaasi u dhacay sidii loo qorsheeyey, sida ay Warbaahinta Qaranka u xaqiijiyeen saraakiisha ciidamadii fuliyey howlgalka.
7.9 万 次浏览 图片/视频