Aisha Bintu Ahmed 💜✨
频道 @aishaahmed99
"Aqoon, Hal abuur iyo Hogaamin bulsho!" Waxa aasaasnay channelkan 23.july.2021 WIXII FIKRAD 👉 @Aishabintuahmed
评分(满分 10) 5.5 评分(满分 10) 5.5 /10 系统评分 · 评分说明
- 订阅者
- 16,301
- 最近发帖
- 16 天前
资料采集于 2026-11-21 · 非实时
简介
"Aqoon, Hal abuur iyo Hogaamin bulsho!" Waxa aasaasnay channelkan 23.july.2021 WIXII FIKRAD 👉 @Aishabintuahmed
查看 Telegram 上的原始简介
"Aqoon, Hal abuur iyo Hogaamin bulsho!"
Waxa aasaasnay channelkan 23.july.2021
WIXII FIKRAD 👉 @Aishabintuahmed
评分构成
算法 v1 · 评分说明系统基础分 5.5(1 + 维度贡献 4.54) · 最终 5.5
维度 输入 维度值 权重 贡献
内容质量 未经判官审核 (按中性值 0.5 计) · 40% 0.50 40% +1.80
安全风险 未经判官审核 (按中性值 0.5 计) · 30% 0.50 30% +1.35
受众规模 16,301 订阅者 · 12% 0.70 12% +0.76
近期活跃 最近发帖 16 天前 · 10% 0.70 10% +0.63
Telegram 认证 无认证 · 4% 0.00 4% —
官网互链 无关联工具 · 4% 0.00 4% —
近期动态
在 Telegram 查看全部ADD YOUR CHANNEL/GROUPS
🌟 Listen. Learn. Grow. 🎙
Shuruudaha:
kaliya channel nadiif ah ayaan aqbalnaa
🚫 cay · 🚫 sex/porno · 🚫 qabyaalad · 🚫 akhlaaq-xumo
✅ Aqoon · xikmad · buugaag · diin
📩 Channel-kaaga soo dir: @Mfaratoon
1️⃣ Aqoon & Fasalo 🎓
• Maanhage · 13k
• Farsamada · 27k
• Somali English 1 · 15k
• Somali English 3 · 28k
• Carabi · 11k
2️⃣ Aqoon & Xikmado 🅰️
• Hasan Caashaq · 18k
• Dareen Side · 20k
• Kobci Aqoontaada · 26k
• Qalbi Dhaye · 18k
• Xikmado · 42k
• Noqo Xiddig · 16k
• Dunida Suugaanta · 20k
• Aisha Ahmed · 19k
3️⃣ Buugaag & Akhris 📚
• Somali Library · 76k
• Somali Books ·…
554 次浏览
Mogdishu hadda joogto numberka: +252 61 6326636
Hargesia hadda joogtan Numberka: +252 63 3751308
3,150 次浏览 图片/视频
Qof walbo hargesia jooga buuga Rabbigeyga wuxu ka helaa
Numberka: +252 63 3751308
3,750 次浏览 图片/视频
Asalaamu Calaykum dhammaantiin
Saaxiibbada qaaliga ah, maanta waa maalintii aan wada sugaynay. Balfurka buugga “Rabbigeyga Ilaaliyaha Noloshayda” ayaa galabta ka dhacaya magaalada mogdishu, waxaana si kal iyo laab ah idiinku soo dhaweynayaa dhammaantiin qof walbo waa ufuran yahay laguma weydin doono, warqad casuumad ah.
⏰ Waqtiga: 3:00 galabnimo
📍 Goobta: Arkaan ka soo horjeedka karmel hotel number Afar.
Fadlan waqtiga ilaaliya, ilaalinta waqtiga waxay inagala qeyb qadan kartaa ina madasha ino qurux badnaato mahadsanidiina.
Intaa waxaa dheer, goobta waxaa idiinku diyaar ah baaqiyo nasiib ah, k…
1,780 次浏览 图片/视频
CASUUMAAD Gaar ah|
Waxaan si sharaf leh idiinku casuumayaa Munaasabadda Baalfurka Buugga “RABBIGEYGA ” oo ay qayb ka tahay muxaadaro qiimo badan oo ku saabsan xiriirka addoonka iyo Rabbigiis.
Buuggu wuxuu xambaarsan yahay fariin ku saabsan ilaalinta Allah, xasilloonida qalbiga, ducada, samirka iyo ku kalsoonaanta Rabbigeenna.
Muxaadarada waxaa ino jeedin doono | Sheekh Dr. Cabdulqaadir Ciise Cali
Taariikh: 5 Oktoobar 2026
Waqti: 3:00 galabnimo
Goob: Arkaan Leadership
3,500 次浏览 图片/视频