AL XAKIIM CHANNEL
频道 @al_xakiim
Hankiinu yuusan noqon kaliya inaad Aduunka heer sare ka gaadhaan, balse waa in Hankiinu noqdaa meel ka saraysa halkaas oo ah raali ahaanshaha Allaah iyo Janadiisa. Waxadna si toos nagala soo xiriiri kartaan: @Bin_Yusuf143
评分(满分 10) 5.5 评分(满分 10) 5.5 /10 系统评分 · 评分说明
- 订阅者
- 17,479
- 最近发帖
- 16 天前
资料采集于 2026-11-21 · 非实时
简介
Hankiinu yuusan noqon kaliya inaad Aduunka heer sare ka gaadhaan, balse waa in Hankiinu noqdaa meel ka saraysa halkaas oo ah raali ahaanshaha Allaah iyo Janadiisa. Waxadna si toos nagala soo xiriiri kartaan: @Bin_Yusuf143
查看 Telegram 上的原始简介
Hankiinu yuusan noqon kaliya inaad Aduunka heer sare ka gaadhaan, balse waa in Hankiinu noqdaa meel ka saraysa halkaas oo ah raali ahaanshaha Allaah iyo Janadiisa.
Waxadna si toos nagala soo xiriiri kartaan:
@Bin_Yusuf143
评分构成
算法 v1 · 评分说明系统基础分 5.5(1 + 维度贡献 4.54) · 最终 5.5
维度 输入 维度值 权重 贡献
内容质量 未经判官审核 (按中性值 0.5 计) · 40% 0.50 40% +1.80
安全风险 未经判官审核 (按中性值 0.5 计) · 30% 0.50 30% +1.35
受众规模 17,479 订阅者 · 12% 0.70 12% +0.76
近期活跃 最近发帖 16 天前 · 10% 0.70 10% +0.63
Telegram 认证 无认证 · 4% 0.00 4% —
官网互链 无关联工具 · 4% 0.00 4% —
近期动态
在 Telegram 查看全部من سنن يوم الجمعة
١:- التسوك
٢:- الإغتسال
٣:- التطيب
٤:- لبس الجميل
٥:- التبكير
٦:- الصلاة على النبي صلى الله عليه وسلم
٧:- قراءة سورة الكهف
Sunooyinka Maalinta Jimcaha Lagaa Rabo
1:- inaad cadeysato
2:- inaad qubeysato
3:- inaad is udgiso (carfiso)
4:- inaad dhar qurxoon xerato
5:- inaad masajidka xilli hore tagto
6:- inaad ku saliso Nabiga SCW
7:- inaad surat Al-kahfi akhriso
AL XAKIIM CHANNEL
739 次浏览 图片/视频
Jimca Mubaarak: Allahayow maalintan jimcaha ah ha naga diidin rabitaan quluubteena ka farxiya, towbada naga saarta welwelka, liibaan jidadkeena noo iftiimisa, farxad murugada naga saarta.🤲❤️
اللّٰهُم في يوم الجُمُعَة لا تحرمنا من أمنيةٍ تُفرِح قُلوبنا، وتوبة تَجلى هُمومُنا، وتَوفيقاً يُنِير دُروبنا، وسَعادة تُذهِب حُزننَا🤲❤️
632 次浏览 图片/视频
ADD YOUR CHANNEL/GROUPS
🌟 Listen. Learn. Grow. 🎙
Shuruudaha:
kaliya channel nadiif ah ayaan aqbalnaa
🚫 cay · 🚫 sex/porno · 🚫 qabyaalad · 🚫 akhlaaq-xumo
✅ Aqoon · xikmad · buugaag · diin
📩 Channel-kaaga soo dir: @Mfaratoon
1️⃣ Aqoon & Fasalo 🎓
• Maanhage · 13k
• Farsamada · 27k
• Somali English 1 · 15k
• Somali English 3 · 28k
• Carabi · 11k
2️⃣ Aqoon & Xikmado 🅰️
• Hasan Caashaq · 18k
• Dareen Side · 20k
• Kobci Aqoontaada · 26k
• Qalbi Dhaye · 18k
• Xikmado · 42k
• Noqo Xiddig · 16k
• Dunida Suugaanta · 20k
• Aisha Ahmed · 19k
3️⃣ Buugaag & Akhris 📚
• Somali Library · 76k
• Somali Books ·…
666 次浏览
Baro sirta carafta jirka:
1. Showerka kadib; jirka oo wali xoogaa joyan mari saliidda babayga ama lowska
🌿
2. Isku dar: Vaseline iyo miski ama cadar caraf badan kadibna marso dhegaha gadaashooda
☘️
3. Kilkilaha: mari warango ama burka galeyda oo lagu qasay miski
🌿
4. Timaha: mari saliida qeybaha hoose ee ka daa saliida aad la dhigeyso ee aadan ka dhaqeyn
☘️
5. Dharka: armaajada dharka gees yar ka dhig ama uga dheji suuf aad cadar marisay si dharkaaga uu caraf u yeesho
🌿
6. Afka: cadayga kadib ku luqluqo 3da waqti biyo aad la dhigtay dhega yare
☘️
7. Lugaha: mari kareem oo ka ilaali qaleylka k…
696 次浏览 图片/视频
Ha ku degdegin inaad la tartanto dadka kale, si deggan u dhis nooca ugu wanaagsan ee naftaada.🌷👑
focus on your growth, and trust your journey.🔥👍🏻
@thoughtsbyhafsa
862 次浏览 图片/视频