seeksvc
登录

Hanti iyo Horumar🤑🥇

频道 @cilminafsiga

Halkaan Waxaad Ka Heleysaa cilmi nafsiga , Cilmi-nafsiga iyo horumarinta nafta. Sido Kale Waxeynu Bixina Laba course oo Free Ah Hadii Aad Rabtid igala soo Xariir : @Mrxoosh ╭─═┅🌷┅┅🌷┅┅═─╮ https://t.me/cilminafsi ╰─═┅🌷┅┅🌷┅┅═─

在 Telegram 中打开
+ 加入集合
订阅者
13,258
最近发帖
1 个月前
资料采集于 2026-11-21 · 非实时

简介

Halkaan Waxaad Ka Heleysaa cilmi nafsiga , Cilmi-nafsiga iyo horumarinta nafta. Sido Kale Waxeynu Bixina Laba course oo Free Ah Hadii Aad Rabtid igala soo Xariir : @Mrxoosh ╭─═┅🌷┅┅🌷┅┅═─╮ https://t.me/cilminafsi ╰─═┅🌷┅┅🌷┅┅═─

查看 Telegram 上的原始简介
Halkaan Waxaad Ka Heleysaa cilmi nafsiga , Cilmi-nafsiga iyo horumarinta nafta. Sido Kale Waxeynu Bixina Laba course oo Free Ah Hadii Aad Rabtid igala soo Xariir : @Mrxoosh ╭─═┅🌷┅┅🌷┅┅═─╮ https://t.me/cilminafsi ╰─═┅🌷┅┅🌷┅┅═─

系统基础分 5.3(1 + 维度贡献 4.27) · 最终 5.3

内容质量 未经判官审核 (按中性值 0.5 计) · 40% +1.80
安全风险 未经判官审核 (按中性值 0.5 计) · 30% +1.35
受众规模 13,258 订阅者 · 12% +0.76
近期活跃 最近发帖 1 个月前 · 10% +0.36
Telegram 认证 无认证 · 4% —
官网互链 无关联工具 · 4% —
Nabad galyo korkiina ha ahaato qaraabo. Waalidku waa inuu carruurtiisa u caddaalad sameeyaa, xitaa haddii uu midkood qalbigiisa uga dhow yahay kuwa kale. Jacaylku waa dareen qalbiga ku jira oo laga yaabo inuu kala duwanaado, balse caddaaladdu waa waajib aan la dayici karin. Waa inaanu waalidku u oggolaan jacaylka uu ilmo gaar ah u qabo inuu sabab u noqdo inuu carruurta kale xaqooda duudsiyo, uu ilaawo mudnaantooda qalbiyadoodana dhaawaco ama dareensiiyo inay ka qiimo yar yihiin walaalahood. Ilmuhu dhammaantood waxay u baahan yihiin jacayl, daryeel, qadarin iyo caddaalad. Waxa laga yaabaa in…
1,390 次浏览
Yar saxiibkey ah ayaa i weydiiyey, "Waa maxay goobaha aad ugu jeceshahay dunnidaan ?" Waxaan ku iri, "Waa qabriga," sababtoo ah waa meel dagan oo xasiloon — meel aan ahayn sida dunida oo buuq iyo tartan ka buuxo. Qabrigu waa meesha keliya ee qofka loo siman yahay, aan loo eegin maalkiisa, jinsigiisa, ama darajadiisa. Waa meel runta lagu ogaado, halkaas oo qofka loo arko sida uu run ahaantii ahaa, ma aha sida uu iska dhigi jirey . Dadku halkaas way ku amaanayaan, kuu soo duceynayaan, kuwii ku jeclaana way ku sii jeclaanayaan — sababtoo ah dhimashadu waxay dadka xusuusisaa wanaagga, waxayna tir…
1,760 次浏览
Caruurta waxbara oo koriyo, si aad uga maarantaan marka ay weynaadaan, inaad ku dhibtootaan korintaankooda. Ilmaha waa sida laanta oo kale: marka ay yartahay waa la sixi karaa, lakiin marka ay noqoto alwaax, in la jibiyo mahee, si kale luguma sixi karo. @mrxoosh
1,500 次浏览
Ma garan karo sababta ay Soomaalideennu noloshooda uga fogaatay xaqiiqada.❗️ Badankeen nolosha uguma noolaanno sida ay dhab ahaan tahay; waxa aynu nafaheena ku barbaarinay, ama nalagu soo barbaariyey, waa khiyaali, filashooyin iyo been la isku qurxiyey. Ilaa heer aynu maanta gaadhnay in dad badan oo inaga mid ahi ay ku nool yihiin nolol inta badan khiyaali ku dhisan, nolol aan lahayn jiho cad iyo meel ay u socoto. Waxaase ka sii murugo badan in aynu gaadhnay heer aynu luminay xitaa dareenno badan oo bani’aadamku isku gudbin jiray, kuwaas oo nolosha siin jiray xasillooni, macne iyo dhadhan. …
2,070 次浏览
Aadaabta booqashada qofka xanuunsan waa arrin muhiim ah oo qof kastaa ay tahay inuu barto ilaaliyona. Marka aad booqanayso qof xanuunsan, gaar ahaan marka aad isbitaal tagayso, xusuusnow in aad leedahay masuuliyada ka weyn oo ah inaad ilaaliso sharafta, dareenka iyo raaxada bukaanka, sidoo kalena aad tixgeliso bukaannada kale ee meesha kula jira. Ka fogow eray kasta oo qalbiga bukaanka dhaawici kara, cabsi gelin kara ama rajo-beel ku abuuri kara. Ha uga sheekayn cudurro kale oo aad u xun, ha u sheegin sheekooyin murugo leh, hana isticmaalin hadallo qofka ku dhalin kara inuu quusto. Mararka qaa…
2,230 次浏览

同类 Telegram 资源

资料档案

类型 频道
Telegram 认证 未认证
资料采集 2026-11-21

会员评分

还没有会员评分
登录后评分
资料有误?提交更新建议
此广告位招租 @gigaben65 → 广告 300 × 250
数据说明
人数、认证与近期动态来自 Telegram 公开页面的定期采集,非实时;简介由编辑整理,原文可在「原始简介」查看。
© 2026 seeksvc · 数据人工核实,持续更新