🌹Nasteex Media🌹
频道 @diinteenna_macaan
1. Duruus Cilmi ah. 2. Su'aalo Diini ah, oo Abaal-marinno wata. 3. Duubista Qalin-beddelashada Madaarista iyo Macaahidda. 4. Soo bandhigidda Dadka baahan si a تمّ تأسيس القناة 2020/12/20 بواسطة https://t.me/jannadoone
评分(满分 10) 5.5 评分(满分 10) 5.5 /10 系统评分 · 评分说明
- 订阅者
- 15,611
- 最近发帖
- 10 天前
资料采集于 2026-11-21 · 非实时
简介
1. Duruus Cilmi ah. 2. Su'aalo Diini ah, oo Abaal-marinno wata. 3. Duubista Qalin-beddelashada Madaarista iyo Macaahidda. 4. Soo bandhigidda Dadka baahan si a تمّ تأسيس القناة 2020/12/20 بواسطة https://t.me/jannadoone
查看 Telegram 上的原始简介
1. Duruus Cilmi ah.
2. Su'aalo Diini ah, oo Abaal-marinno wata.
3. Duubista Qalin-beddelashada Madaarista iyo Macaahidda.
4. Soo bandhigidda Dadka baahan si a
تمّ تأسيس القناة 2020/12/20 بواسطة
https://t.me/jannadoone
评分构成
算法 v1 · 评分说明系统基础分 5.5(1 + 维度贡献 4.54) · 最终 5.5
维度 输入 维度值 权重 贡献
内容质量 未经判官审核 (按中性值 0.5 计) · 40% 0.50 40% +1.80
安全风险 未经判官审核 (按中性值 0.5 计) · 30% 0.50 30% +1.35
受众规模 15,611 订阅者 · 12% 0.70 12% +0.76
近期活跃 最近发帖 10 天前 · 10% 0.70 10% +0.63
Telegram 认证 无认证 · 4% 0.00 4% —
官网互链 无关联工具 · 4% 0.00 4% —
近期动态
在 Telegram 查看全部📢 OGEYSIIS MUHIIM AH
Akadeemiyadda Wacaal, oo kaashanaysa Xarunta Al-Midaad, waxay bulshada ku wargelinaysaa kulan cilmiyeed cinwaankiisu yahay:
Qur'aanka iyo Nolosha: Saamaynta uu ku Leeyahay Hab-dhaqanka Aadanaha.
🎙️ Soo jeediye: Dr. Cabdisalaan Maxamuud Jaamac.
📅 Khamiis, 12-ka Nofeembar 2026 habeenka jimcuhu soo galayo.
🕗 8:00 fiidnimo
📍 Goobta: Madasha Telegram-ka ee Akadeemiyadda Wacaal.
🔗 Telegram: https://t.me/wacaalacademy
📱 WhatsApp: https://chat.whatsapp.com/I2lss8vQGaLF3T23v9rHoH?s=cl&p=a&mlu=4&ilr=4
📣 Ka soo qaybgalkaagu waa noo muhiim.
📞 Faahfaahin: 063-4674237 | 063-629…
315 次浏览 图片/视频
ADD YOUR CHANNEL/GROUPS
🌟 Listen. Learn. Grow. 🎙
Shuruudaha:
kaliya channel nadiif ah ayaan aqbalnaa
🚫 cay · 🚫 sex/porno · 🚫 qabyaalad · 🚫 akhlaaq-xumo
✅ Aqoon · xikmad · buugaag · diin
📩 Channel-kaaga soo dir: @Mfaratoon
1️⃣ Aqoon & Fasalo 🎓
• Maanhage · 13k
• Farsamada · 27k
• Somali English 1 · 15k
• Somali English 3 · 28k
• Carabi · 11k
2️⃣ Aqoon & Xikmado 🅰️
• Hasan Caashaq · 18k
• Dareen Side · 20k
• Kobci Aqoontaada · 26k
• Qalbi Dhaye · 18k
• Xikmado · 42k
• Noqo Xiddig · 16k
• Dunida Suugaanta · 20k
• Aisha Ahmed · 19k
3️⃣ Buugaag & Akhris 📚
• Somali Library · 76k
• Somali Books ·…
561 次浏览
“Siday wax u duufsadaan
Daliil uma sii hayaan!” —Dabahuwan.
Nin ka soo baxay Aserbayjaan, ayaa waxa uu sheegtay inuu og yahay waxyaabaha qarsoon (cilmiga qaybka). Ninkaas wuxuu xaaraantinimayn jiray hilibka iyo wax kasta oo xoolaha laga helo.
Maalin maalmaha ka mid ah ayaa uu nin martiqaaday, wuxuuna u keenay Kashkiyyah(1), oo lagu daray subag. Ninkii sheeganayay inuu qaybka og yahayna cuntadii ayuu cunay.
Markaas ayaa ninkii martida loo ahaa ku yidhi —iyada ay dad kale goobjoog ka yihiin—: waxaad sheeganaysaa inaad og tahay waxyaabaha qarsoon, cuntadanina subag bay leedahay, adiguna waad …
646 次浏览
[图片/视频]
478 次浏览
Suugaanta iyo Waxyiga
Q: 7aad.
قال رسول الله ﷺ: «لَا يَنْتَطِحُ فِيهَا عَنْزَانِ».
Dar kaloo ciyaar lagu diliyo, dawggal baa jiraye
Oon deero deero u hirdiyin, sida digaaggii.
— Xaaji Aadan AHN.
﴿يَوْمَ لَا يَنْفَعُ مَالٌ وَلَا بَنُونَ إِلَّا مَنْ أَتَى اللَّهَ بِقَلْبٍ سَلِيمٍ﴾.
Camalkaaga mooyee halkaan, hiil casabo joogin
Halkii aad cashiiro u lahayn, cuudna bixinaynin.
— Salaan Carrabey AHN.
﴿فَمَنْ عَفَا وَأَصْلَحَ فَأَجْرُهُ عَلَى اللَّهِ﴾.
Marku aarsan karaayo
Alle ruuxa xasuusta
Ajarkii lama sheegin!
— Yuusuf Shaacir.
قال رسول الله ﷺ: «الدُّنْيَا سِجْنُ الْمُؤْمِنِ وَجَنَّةُ ا…
567 次浏览