seeksvc
登录

🌹Nasteex Media🌹

频道 @diinteenna_macaan

1. Duruus Cilmi ah. 2. Su'aalo Diini ah, oo Abaal-marinno wata. 3. Duubista Qalin-beddelashada Madaarista iyo Macaahidda. 4. Soo bandhigidda Dadka baahan si a تمّ تأسيس القناة 2020/12/20 بواسطة https://t.me/jannadoone

在 Telegram 中打开
+ 加入集合
订阅者
15,611
最近发帖
10 天前
资料采集于 2026-11-21 · 非实时

简介

1. Duruus Cilmi ah. 2. Su'aalo Diini ah, oo Abaal-marinno wata. 3. Duubista Qalin-beddelashada Madaarista iyo Macaahidda. 4. Soo bandhigidda Dadka baahan si a تمّ تأسيس القناة 2020/12/20 بواسطة https://t.me/jannadoone

查看 Telegram 上的原始简介
1. Duruus Cilmi ah. 2. Su'aalo Diini ah, oo Abaal-marinno wata. 3. Duubista Qalin-beddelashada Madaarista iyo Macaahidda. 4. Soo bandhigidda Dadka baahan si a تمّ تأسيس القناة 2020/12/20 بواسطة https://t.me/jannadoone

系统基础分 5.5(1 + 维度贡献 4.54) · 最终 5.5

内容质量 未经判官审核 (按中性值 0.5 计) · 40% +1.80
安全风险 未经判官审核 (按中性值 0.5 计) · 30% +1.35
受众规模 15,611 订阅者 · 12% +0.76
近期活跃 最近发帖 10 天前 · 10% +0.63
Telegram 认证 无认证 · 4% —
官网互链 无关联工具 · 4% —
📢 OGEYSIIS MUHIIM AH Akadeemiyadda Wacaal, oo kaashanaysa Xarunta Al-Midaad, waxay bulshada ku wargelinaysaa kulan cilmiyeed cinwaankiisu yahay: Qur'aanka iyo Nolosha: Saamaynta uu ku Leeyahay Hab-dhaqanka Aadanaha. 🎙️ Soo jeediye: Dr. Cabdisalaan Maxamuud Jaamac. 📅 Khamiis, 12-ka Nofeembar 2026 habeenka jimcuhu soo galayo. 🕗 8:00 fiidnimo 📍 Goobta: Madasha Telegram-ka ee Akadeemiyadda Wacaal. 🔗 Telegram: https://t.me/wacaalacademy 📱 WhatsApp: https://chat.whatsapp.com/I2lss8vQGaLF3T23v9rHoH?s=cl&p=a&mlu=4&ilr=4 📣 Ka soo qaybgalkaagu waa noo muhiim. 📞 Faahfaahin: 063-4674237 | 063-629…
315 次浏览 图片/视频
ADD YOUR CHANNEL/GROUPS 🌟 Listen. Learn. Grow. 🎙 Shuruudaha: kaliya channel nadiif ah ayaan aqbalnaa 🚫 cay · 🚫 sex/porno · 🚫 qabyaalad · 🚫 akhlaaq-xumo ✅ Aqoon · xikmad · buugaag · diin 📩 Channel-kaaga soo dir: @Mfaratoon 1️⃣ Aqoon & Fasalo 🎓 • Maanhage · 13k • Farsamada · 27k • Somali English 1 · 15k • Somali English 3 · 28k • Carabi · 11k 2️⃣ Aqoon & Xikmado 🅰️ • Hasan Caashaq · 18k • Dareen Side · 20k • Kobci Aqoontaada · 26k • Qalbi Dhaye · 18k • Xikmado · 42k • Noqo Xiddig · 16k • Dunida Suugaanta · 20k • Aisha Ahmed · 19k 3️⃣ Buugaag & Akhris 📚 • Somali Library · 76k • Somali Books ·…
561 次浏览
“Siday wax u duufsadaan Daliil uma sii hayaan!” —Dabahuwan. Nin ka soo baxay Aserbayjaan, ayaa waxa uu sheegtay inuu og yahay waxyaabaha qarsoon (cilmiga qaybka). Ninkaas wuxuu xaaraantinimayn jiray hilibka iyo wax kasta oo xoolaha laga helo. Maalin maalmaha ka mid ah ayaa uu nin martiqaaday, wuxuuna u keenay Kashkiyyah(1), oo lagu daray subag. Ninkii sheeganayay inuu qaybka og yahayna cuntadii ayuu cunay. Markaas ayaa ninkii martida loo ahaa ku yidhi —iyada ay dad kale goobjoog ka yihiin—: waxaad sheeganaysaa inaad og tahay waxyaabaha qarsoon, cuntadanina subag bay leedahay, adiguna waad …
646 次浏览
[图片/视频]
478 次浏览
Suugaanta iyo Waxyiga Q: 7aad. قال رسول الله ﷺ: «لَا يَنْتَطِحُ فِيهَا عَنْزَانِ». Dar kaloo ciyaar lagu diliyo, dawggal baa jiraye Oon deero deero u hirdiyin, sida digaaggii. — Xaaji Aadan AHN. ﴿يَوْمَ لَا يَنْفَعُ مَالٌ وَلَا بَنُونَ ۝ إِلَّا مَنْ أَتَى اللَّهَ بِقَلْبٍ سَلِيمٍ﴾. Camalkaaga mooyee halkaan, hiil casabo joogin Halkii aad cashiiro u lahayn, cuudna bixinaynin. — Salaan Carrabey AHN. ﴿فَمَنْ عَفَا وَأَصْلَحَ فَأَجْرُهُ عَلَى اللَّهِ﴾. Marku aarsan karaayo Alle ruuxa xasuusta Ajarkii lama sheegin! — Yuusuf Shaacir. قال رسول الله ﷺ: «الدُّنْيَا سِجْنُ الْمُؤْمِنِ وَجَنَّةُ ا…
567 次浏览

同类 Telegram 资源

资料档案

类型 频道
Telegram 认证 未认证
资料采集 2026-11-21

会员评分

还没有会员评分
登录后评分
资料有误?提交更新建议
此广告位招租 @gigaben65 → 广告 300 × 250
数据说明
人数、认证与近期动态来自 Telegram 公开页面的定期采集,非实时;简介由编辑整理,原文可在「原始简介」查看。
© 2026 seeksvc · 数据人工核实,持续更新