seeksvc
Sign in

Hogaan Dumar

Channel @hogaan_dumar

Kusoo dhawaaw channel ka https://t.me/hogaan_Dumar waxad ka heli Doonta Qoraalo ku anfaca sidokale kusoo biir channel keen labaad https://t.me/Hogaan_bulsho, sidokale Instagramkena https://www.instagram.com/invites/contact/?i=1xvcc4wj

Open in Telegram
+ Add to collection
Subscribers
15,587
Last post
16d ago
Collected on 2026-11-21 · not real-time

Introduction

Kusoo dhawaaw channel ka https://t.me/hogaan_Dumar waxad ka heli Doonta Qoraalo ku anfaca sidokale kusoo biir channel keen labaad https://t.me/Hogaan_bulsho, sidokale Instagramkena https://www.instagram.com/invites/contact/?i=1xvcc4wj

Show the original Telegram description
Kusoo dhawaaw channel ka https://t.me/hogaan_Dumar waxad ka heli Doonta Qoraalo ku anfaca sidokale kusoo biir channel keen labaad https://t.me/Hogaan_bulsho, sidokale Instagramkena https://www.instagram.com/invites/contact/?i=1xvcc4wj

System score 5.5 (1 + contributions 4.54) · final 5.5

Content quality Not reviewed yet (counted as neutral 0.5) · 40% +1.80
Safety Not reviewed yet (counted as neutral 0.5) · 30% +1.35
Audience 15,587 subscribers · 12% +0.76
Recent activity Last post 16d ago · 10% +0.63
Telegram verified Not verified · 4% —
Official backlink No linked tools · 4% —
ADD YOUR CHANNEL/GROUPS 🌟 Listen. Learn. Grow. 🎙 Shuruudaha: kaliya channel nadiif ah ayaan aqbalnaa 🚫 cay · 🚫 sex/porno · 🚫 qabyaalad · 🚫 akhlaaq-xumo ✅ Aqoon · xikmad · buugaag · diin 📩 Channel-kaaga soo dir: @Mfaratoon 1️⃣ Aqoon & Fasalo 🎓 • Maanhage · 13k • Farsamada · 27k • Somali English 1 · 15k • Somali English 3 · 28k • Carabi · 11k 2️⃣ Aqoon & Xikmado 🅰️ • Hasan Caashaq · 18k • Dareen Side · 20k • Kobci Aqoontaada · 26k • Qalbi Dhaye · 18k • Xikmado · 42k • Noqo Xiddig · 16k • Dunida Suugaanta · 20k • Aisha Ahmed · 19k 3️⃣ Buugaag & Akhris 📚 • Somali Library · 76k • Somali Books ·…
813 views
Maxaa ka wanaagsan bixinta Alle marka uu wax bixinayo🥹 maxaa ka wayn bedelka uu ku siinayo marka uu wax kaa qaato waa Rabbiga aan balanka ka bixin, waa hibeeyaha marka uu wax kusiiyo aad la yaabayso waxa uu ku siiyay wayninkooda, waa Naxariis badanaha kabaya jabkaaga kabitaan ku haboon wayninkiisa❤️ Kabitaanka Rabbi maahan sida ka dadka oo kale waxa uu kabaa qalbi burburay oo raja beelay heer aad malaynayso in aad bogsanayn kadibna waxa uu kuugu bedeli cabsida xasillooni aan la sifayn karin iyo farxad kaaga timaada meel aadan filanayn. Rabbigaygoow adigaa xumaan ka hufan sabar kadib ayaad wa…
972 views
Qofkasta waxa uu ka hadlaa dhibta iyo xanuunada jirka so gaara se kawaran xanuunka qalbiga🥹 👇🏽👇🏽👇🏽 Waa in qofku la qabsado dembiga ilaa uusan mar dambe dareemin foolxumadiisa; in qalbigiisu adkaado oo uusan aayad Qur’aan ahi jilcin, waano aysan baraarujin, ilmona aysan dhaqaajin. In maalmahu ka dhammaadaan isaga oo ka fog Alle, isaga oo aan dareemayn culayska uu leeyahay mooganaanta Alle iyo cidhiidhiga ka dhasha ka fogaanshihiisa. Waxa ugu khatarta badan ee qalbiga ku dhici kara ma aha oo keliya inuu daciifo, balse waa inuu Alle ka fogaado ilaa uusan mar dambe dareemin daciifnimadiisa. Qalb…
1.7K views
Niyada iyo salaada 🤍 Niyada booskeeda waa qalbiga inaa ku dhawaaqdana wax dhiba maleh adoo qalbiga ka niyeesanaya Markaa waysa qaadanayso waxaa larabaa wajiga qaybta ugu horeysa ee kor jabhada markaa dhaqayso oo saa gacanta aaa usaarto inaa waysa qaadato waayo meeshaas ayee ka bilaabataa acmaasha waajibka ah ee waysada markaa gacmaha dhaqaneesid hadaa soo niyeesato niyadaas lagama aqbalaayo Markaa xiranayso salaada ayadana waa inaa niyo la imaadaa niyadaasna waa inay la xiriirsanaata takbiirta salaada lagu xiranaayo takbiiratul ixraam wa inaa niyeesata salaada aad dukanayso waa nuuce waaj…
2K views
المُستَّراحُ في الجنَّة... أمّا هُنَا "يَأَيُّهَا ٱلْإِنسَٰنُ إِنَّكَ كَادِحٌ"❤ Halka lagu nasanayaa waa jannada🤍 Dunida: Alle wuxuu ina leeyahay " insaankoow waad daalaysaa ilaa aad Rabbiga kala kulmayso waana la kulmaysaa🤍 Maalinka Alle la kulmeeno maalin khayr leh Allah ka dhigo🤲🏼🤍🥹
2.2K views

Similar Telegram resources

Profile

Type Channel
Telegram verified No
Collected 2026-11-21

Member ratings

No member ratings yet
Sign in to rate
Spotted an error? Suggest an update
This ad space is available @gigaben65 → Ad 300 × 250
About the data
Counts, verification and recent posts come from periodic snapshots of Telegram's public pages and are not real-time. Descriptions are edited; the original text is available under the original description.
seeksvc
一个可查询的宝藏收藏库:开源与闭源软件、开发库与完整解决方案。
© 2026 seeksvc · Manually verified, continuously updated