seeksvc
登录

📚𝐊𝐨𝐛𝐜𝐢𝐀𝐪𝐨𝐨𝐧𝐭𝐚𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐡𝐚𝐧𝐧𝐞𝐥📚

频道 @kobciaqoontaada2

𝙺𝚘𝚋𝚌𝚒𝙰𝚚𝚘𝚘𝚗𝚝𝚊𝚊𝚍𝚊 𝚆𝚊𝚊 𝙶𝚘𝚘𝚋 𝚊𝚊𝚍 𝚔𝚊 𝚑𝚎𝚕𝚒 𝚔𝚊𝚛𝚝𝚒𝚍 ☞︎︎︎𝚃𝚊𝚡𝚊𝚗𝚊𝚢𝚊𝚊𝚕 𝙳𝚒𝚒𝚗𝚒 𝙰𝚑 ☞︎︎︎𝚃𝚊𝚡𝚊𝚗𝚊𝚢𝚊𝚊𝚕 𝙹𝚊𝚌𝚊𝚢𝚕 𝙰𝚑 ☞︎︎︎𝚃𝚊𝚡𝚊𝚗𝚊𝚢𝚊𝚊𝚕 𝚃𝚊𝚊𝚛𝚒𝚒𝚔𝚑𝚒 𝙰𝚑 ☞︎︎︎𝙱𝚞𝚞𝚐𝚊𝚊𝚐 𝙿𝚍𝚏

在 Telegram 中打开
+ 加入集合
订阅者
23,972
最近发帖
9 天前
资料采集于 2026-11-21 · 非实时

简介

𝙺𝚘𝚋𝚌𝚒𝙰𝚚𝚘𝚘𝚗𝚝𝚊𝚊𝚍𝚊 𝚆𝚊𝚊 𝙶𝚘𝚘𝚋 𝚊𝚊𝚍 𝚔𝚊 𝚑𝚎𝚕𝚒 𝚔𝚊𝚛𝚝𝚒𝚍 ☞︎︎︎𝚃𝚊𝚡𝚊𝚗𝚊𝚢𝚊𝚊𝚕 𝙳𝚒𝚒𝚗𝚒 𝙰𝚑 ☞︎︎︎𝚃𝚊𝚡𝚊𝚗𝚊𝚢𝚊𝚊𝚕 𝙹𝚊𝚌𝚊𝚢𝚕 𝙰𝚑 ☞︎︎︎𝚃𝚊𝚡𝚊𝚗𝚊𝚢𝚊𝚊𝚕 𝚃𝚊𝚊𝚛𝚒𝚒𝚔𝚑𝚒 𝙰𝚑 ☞︎︎︎𝙱𝚞𝚞𝚐𝚊𝚊𝚐 𝙿𝚍𝚏

查看 Telegram 上的原始简介
𝙺𝚘𝚋𝚌𝚒𝙰𝚚𝚘𝚘𝚗𝚝𝚊𝚊𝚍𝚊 𝚆𝚊𝚊 𝙶𝚘𝚘𝚋 𝚊𝚊𝚍 𝚔𝚊 𝚑𝚎𝚕𝚒 𝚔𝚊𝚛𝚝𝚒𝚍 ☞︎︎︎𝚃𝚊𝚡𝚊𝚗𝚊𝚢𝚊𝚊𝚕 𝙳𝚒𝚒𝚗𝚒 𝙰𝚑 ☞︎︎︎𝚃𝚊𝚡𝚊𝚗𝚊𝚢𝚊𝚊𝚕 𝙹𝚊𝚌𝚊𝚢𝚕 𝙰𝚑 ☞︎︎︎𝚃𝚊𝚡𝚊𝚗𝚊𝚢𝚊𝚊𝚕 𝚃𝚊𝚊𝚛𝚒𝚒𝚔𝚑𝚒 𝙰𝚑 ☞︎︎︎𝙱𝚞𝚞𝚐𝚊𝚊𝚐 𝙿𝚍𝚏

系统基础分 5.5(1 + 维度贡献 4.54) · 最终 5.5

内容质量 未经判官审核 (按中性值 0.5 计) · 40% +1.80
安全风险 未经判官审核 (按中性值 0.5 计) · 30% +1.35
受众规模 23,972 订阅者 · 12% +0.76
近期活跃 最近发帖 9 天前 · 10% +0.63
Telegram 认证 无认证 · 4% —
官网互链 无关联工具 · 4% —
𝗠𝗘𝗘𝗥𝗧𝗔𝗗𝗔 𝗤𝗢𝗥𝗥𝗔𝗫𝗗𝗔 Caawa oo ah habeen Hakis Bila/Jimce, malluugteeduna waa Maqalaxidh/Suhuura/Venus. Dhanka Nayruuska, caawa wuxuu marayaa habeenkii 121aad ee sanno Khamiiseed. Haddii aynu in yar dul istaagno halka ay kala marayaan falag-wareegga dusheenna saaran, aynu ku horrayno ubucda ay ku joogaan, oo ah Qorraxda. 𝗤𝗼𝗿𝗿𝗮𝘅𝗱𝗮/𝗖𝗮𝗱𝗰𝗲𝗲𝗱/𝗦𝘂𝗻 Waxay u muuqataa mid ka soo tallaabsatay balaysinkii Miisaanka iyo godkiisii Bayaxow. Waxay berri oo Jimce ah la kowsan doontaa godka 17aad ee Gudban. Qorraxdu waxay maalinba maalinta ka dambaysa u sii dhawaanaysaa kulaalaha koonfureed (Tropic of Caprico…
732 次浏览
[图片/视频]
537 次浏览
ADD YOUR CHANNEL/GROUPS 🌟 Listen. Learn. Grow. 🎙 Shuruudaha: kaliya channel nadiif ah ayaan aqbalnaa 🚫 cay · 🚫 sex/porno · 🚫 qabyaalad · 🚫 akhlaaq-xumo ✅ Aqoon · xikmad · buugaag · diin 📩 Channel-kaaga soo dir: @Mfaratoon 1️⃣ Aqoon & Fasalo 🎓 • Maanhage · 13k • Farsamada · 27k • Somali English 1 · 15k • Somali English 3 · 28k • Carabi · 11k 2️⃣ Aqoon & Xikmado 🅰️ • Hasan Caashaq · 18k • Dareen Side · 20k • Kobci Aqoontaada · 26k • Qalbi Dhaye · 18k • Xikmado · 42k • Noqo Xiddig · 16k • Dunida Suugaanta · 20k • Aisha Ahmed · 19k 3️⃣ Buugaag & Akhris 📚 • Somali Library · 76k • Somali Books ·…
1,160 次浏览
𝗪𝗔𝗫𝗔𝗥𝗔-𝗫𝗜𝗗𝗛/𝗕𝗔𝗞𝗔𝗔𝗟 ɴᴀʏʀᴜᴜs/ᴅᴀʙᴛᴜᴜʀ/ᴅᴀʙsʜɪᴅ ʜᴀᴋɪsᴀ/ᴋʜᴀᴍɪɪs ᴏᴏ ᴍᴀʀɪ 81 ᴀʏᴀᴀɴᴛᴜ ᴡᴀᴀ ᴋᴏᴏʙɪɴ/ᴀxᴀᴅ ᴍᴀʟʟᴜɢ ᴡᴀᴀ ǫᴏʀʀᴀxᴅᴀ ᴍᴜᴅᴜᴅ ᴡᴀᴀ ᴅᴀʙ/ɴᴀᴀʀɪ 𝐖𝐚𝐱𝐚𝐫𝐚𝐱𝐢𝐝𝐡/𝐒𝐮𝐡𝐮𝐮𝐫𝐚/𝐕𝐞𝐧𝐮𝐬 Waa meeraha labaad ee innaga xiga dhanka qorraxda. Waana meeraha dhulkeenu ku xigo tirsiga meerayaasha qorraxda Waxaraxidh wuxuu ku wareegaa qorraxda meel uga dhow dhulka. Sidaa darteed waxa badanaa lagu arkaa laba ambo Gal-beed iyo Bari Marka uu ku suganyahay Gal-beed iyo Bari waxa loo kala yaqaan Bakaal/Xiddigta-waaberi Maqalaxidh/xiddigta fiidkii 𝗠𝘂𝘂𝗾𝗮𝘀𝗵𝗮𝗱𝗮 𝗺𝗲𝗲𝗿𝗮𝗵𝗮𝗻 Meerahan oo dhowrkii bilood ee la soo dhaafay wuxuu ahaa mid inna…
2,960 次浏览
𝗠𝗲𝗲𝗿𝘁𝗮𝗱𝗮 𝗤𝗼𝗿𝗿𝗮𝘅𝗱𝗮 𝗕𝗶𝗹𝗼𝘄𝗴𝗮 𝗗𝗲𝘆𝗿𝘁𝗮 Caawa oo dabshidku marayo 70 maalmood. Maalinteedu waa koodaar Malluugtu waa Dusaa Qorraxdu waa godka 13aad ee Naaso-gaale. Dayaxuna waa godka 23 ee jad-kabare/kabaal-cir waxaynu inyar ka taaban doonaa isbeddelka xilliyeedka deyrta. Sida aynu wada ognahay, Qorraxdu waxay ku jirtay dhinaca waqooyi, oo ahaa xilligii xagaaga. Hadda waxay ku soo noqotay dhul-badhaha. Waa dhacdo muhiim ah oo ka mid ah meertada sannadlaha ah ee Dhulku ku sameeyo Qorraxda. 𝗠𝗮𝘅𝗮𝘆 𝘁𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗯𝗶𝗹𝗼𝘄𝗴𝗮 𝗱𝗲𝘆𝗿𝘁𝗮? Waa xilli uu Dhulku gaadho meel ka mid ah meertadiisa sannadlaha ah, taas oo…
2,990 次浏览

同类 Telegram 资源

iraqedu.t.me iconنيمار ابن الانبار Telegram 认证 频道 评分(满分 10) 6.5 You can view and join @iraqedu right away. 学习与教育 471.5 万 订阅者mathsbygaganpratap.t.me iconMaths By Gagan Pratap Telegram 认证 频道 评分(满分 10) 6.0 Join @SelectionWayApp Download SelectionWay + Test RanKING App : https://play.google.com/store/apps/details?id=com.testranker.android . Gagan Pratap Maths is a channel which helps you to prepare for all gov. exams. 学习与教育 228.4 万 订阅者mathsbyadityaranjan-vidyagram.t.me iconMaths By Aditya Ranjan - (Vidyagram) 🇮🇳 频道 评分(满分 10) 5.7 नौकरी आपकी ज़िद हमारी 🔥 🛑 Download VidyaGram App | Free Books PDF & Test Series 😍 👇 https://play.google.com/store/apps/details?id=com.avseip.adoidl ⏩ For any Enquiry Call 8860042428 学习与教育 202.2 万 订阅者parmar-ssc.t.me iconPARMAR SSC 频道 评分(满分 10) 6.1 SSC GK = PARMAR SSC 学习与教育 136.9 万 订阅者razcom.t.me icon‌ Do You Know | مجله ™ 频道 评分(满分 10) 6.1 🔻 سفارش تبلیــغات : 👉 t.me/Tab_Com . . . . . . . . . . . . . . . ‌ . . . . . . . ‌ . . . . ‌ . . . . . . . . ‌ . . . . . . . . . . . . . . . . . . . . . . . . . . . . . تمامى مطالب معتبر هستند و اگر مطلبى صحتش زير سوال برود اطلاع رسانى خواهد شد 学习与教育 121.5 万 订阅者utkarshclasses.t.me iconUtkarsh Classes Telegram 认证 频道 हिन्दी 评分(满分 10) 9.1 Welcome to @UtkarshClasses Telegram Channel. ✍️ Online Education App 🏆 🔰Explore Other Channels: 👇 http://link.utkarsh.com/UtkarshClassesTelegram 🔰 Download The App http://bit.ly/UtkarshApp 🔰 YouTube🔔 http://bit.ly/UtkarshClasses 学习与教育 96.6 万 订阅者

资料档案

类型 频道
分类 学习与教育
Telegram 认证 未认证
资料采集 2026-11-21

会员评分

还没有会员评分
登录后评分
资料有误?提交更新建议
此广告位招租 @gigaben65 → 广告 300 × 250
数据说明
人数、认证与近期动态来自 Telegram 公开页面的定期采集,非实时;简介由编辑整理,原文可在「原始简介」查看。
© 2026 seeksvc · 数据人工核实,持续更新