seeksvc
登录

Quruxda islaamka

频道 @quruxdaislaamka

Kala soco islaamka iyo horumerkisa Caafimaadka, dhaqanka, diinta islaamka dhiirigalinta, quraanka , khayrka iyo wanaaga Wixii talo iyo tusaale ah https://www.instagram.com/abdul_najiib01?igsh=d2MybTN0ZnRmOHdh

在 Telegram 中打开
+ 加入集合
订阅者
24,151
最近发帖
16 天前
资料采集于 2026-11-21 · 非实时

简介

Kala soco islaamka iyo horumerkisa Caafimaadka, dhaqanka, diinta islaamka dhiirigalinta, quraanka , khayrka iyo wanaaga Wixii talo iyo tusaale ah https://www.instagram.com/abdul_najiib01?igsh=d2MybTN0ZnRmOHdh

查看 Telegram 上的原始简介
Kala soco islaamka iyo horumerkisa Caafimaadka, dhaqanka, diinta islaamka dhiirigalinta, quraanka , khayrka iyo wanaaga Wixii talo iyo tusaale ah https://www.instagram.com/abdul_najiib01?igsh=d2MybTN0ZnRmOHdh

系统基础分 5.5(1 + 维度贡献 4.54) · 最终 5.5

内容质量 未经判官审核 (按中性值 0.5 计) · 40% +1.80
安全风险 未经判官审核 (按中性值 0.5 计) · 30% +1.35
受众规模 24,151 订阅者 · 12% +0.76
近期活跃 最近发帖 16 天前 · 10% +0.63
Telegram 认证 无认证 · 4% —
官网互链 无关联工具 · 4% —
ADD YOUR CHANNEL/GROUPS 🌟 Listen. Learn. Grow. 🎙 Shuruudaha: kaliya channel nadiif ah ayaan aqbalnaa 🚫 cay · 🚫 sex/porno · 🚫 qabyaalad · 🚫 akhlaaq-xumo ✅ Aqoon · xikmad · buugaag · diin 📩 Channel-kaaga soo dir: @Mfaratoon 1️⃣ Aqoon & Fasalo 🎓 • Maanhage · 13k • Farsamada · 27k • Somali English 1 · 15k • Somali English 3 · 28k • Carabi · 11k 2️⃣ Aqoon & Xikmado 🅰️ • Hasan Caashaq · 18k • Dareen Side · 20k • Kobci Aqoontaada · 26k • Qalbi Dhaye · 18k • Xikmado · 42k • Noqo Xiddig · 16k • Dunida Suugaanta · 20k • Aisha Ahmed · 19k 3️⃣ Buugaag & Akhris 📚 • Somali Library · 76k • Somali Books ·…
1,250 次浏览
Waxay sidoo kale qabsadeen magaalada Salaaniik (Thessaloniki), oo ku taalla gudaha Yurub. Waxaa kaloo jiray dawladihii si iskood ah ugu hoos yimid khaliifka Cabbaasiga ah, iyaga oo aan dagaal lala gelin. Waxaa ka mid ahayd Boqortooyadii Saqaaliibada (Slavs), oo dhulkeedu gaadhayey ilaa meelaha u dhow Cirifka Waqooyi. Sidoo kale, waxay qabsadeen dhammaan Bariga Afrika, taas oo qoraagu ku xidhay dagaalladii loo yaqaanay Dagaalladii Zanj. 7. Saamayntii caalamiga ahayd Dawladdii Cabbaasiyiintu waxay lahayd saamaynta ugu weyn dunida xilliyo badan. Waxa kale oo jiray xilliyo ay dhammaan hoggaamiyeya…
1,350 次浏览
Waxaan si kooban 12 qodob ugu soo koobayaa sababihii ay Dawladdii Cabbaasiyiintu ugu horumartay dawladaha kale, si sawirku u noqdo mid fudud oo la fahmi karo. Qodobaduna waa sidan: 1. Nasabka xukummada Nasabka khulafadii Cabbaasiyiintu wuxuu ahaa mid la yaqaanay, intooda badanna nasabkooda ayaa la garanayey ka hor intii aanay talada qaban. Waxay ka soo jeedeen faracii reer Makkah, kuwaas oo ka soo farcamay qabiilka Quraysh, oo ahaa qabiilladii ugu muhiimsanaa Carabta, kana soo jeeday Nebi Ismaaciil bin Ibraahim (CS). Waxay ahaayeen madaxda iyo madaxdhaqameedka Carabta iyo dunida ka hor Islaamk…
1,020 次浏览
Xalqada 1aad Xuska Aasaaskii Dawladdii Cabbaasiyiinta Dawladdii Ibnu Siinaa, Al-Mutanabbi, Al-Bukhaari, Al-Biiruunii iyo Haaruun Al-Rashiid; waa dawladdii dhistay ilbaxnimada, boqorradii dunida, dadkii cilmiga, caddaaladda iyo guusha lahaa. Taas awgeed ayay ka mid tahay magacyada loogu yeedho Dawladdii Casrigii Dahabiga ahaa (The Golden Age). Dawladdii Cabbaasiyiintu waxay ahayd mid ka mid ah dawladihii ugu waaweynaa dhinac kasta marka la eego nasabkeeda, muddadii ay jirtay, bilowgeedii, cilmigeedii, dhammaadkeedii, baaxadda dhulkeeda, saamaynteedii caalamiga ahayd, garsoorkeedii, caddaalad…
860 次浏览
[图片/视频]
821 次浏览

同类 Telegram 资源

资料档案

类型 频道
Telegram 认证 未认证
资料采集 2026-11-21

会员评分

还没有会员评分
登录后评分
资料有误?提交更新建议
此广告位招租 @gigaben65 → 广告 300 × 250
数据说明
人数、认证与近期动态来自 Telegram 公开页面的定期采集,非实时;简介由编辑整理,原文可在「原始简介」查看。
© 2026 seeksvc · 数据人工核实,持续更新