Quruxda islaamka
Channel @quruxdaislaamka
Kala soco islaamka iyo horumerkisa Caafimaadka, dhaqanka, diinta islaamka dhiirigalinta, quraanka , khayrka iyo wanaaga Wixii talo iyo tusaale ah https://www.instagram.com/abdul_najiib01?igsh=d2MybTN0ZnRmOHdh
Rating out of 10 5.5 Rating out of 10 5.5 /10 System score · How ratings work
- Subscribers
- 24,151
- Last post
- 16d ago
Collected on 2026-11-21 · not real-time
Introduction
Kala soco islaamka iyo horumerkisa Caafimaadka, dhaqanka, diinta islaamka dhiirigalinta, quraanka , khayrka iyo wanaaga Wixii talo iyo tusaale ah https://www.instagram.com/abdul_najiib01?igsh=d2MybTN0ZnRmOHdh
Show the original Telegram description
Kala soco islaamka iyo horumerkisa
Caafimaadka, dhaqanka, diinta islaamka dhiirigalinta, quraanka , khayrka iyo wanaaga
Wixii talo iyo tusaale ah
https://www.instagram.com/abdul_najiib01?igsh=d2MybTN0ZnRmOHdh
Rating breakdown
Algorithm v1 · How ratings workSystem score 5.5 (1 + contributions 4.54) · final 5.5
Dimension Input Value Weight Contribution
Content quality Not reviewed yet (counted as neutral 0.5) · 40% 0.50 40% +1.80
Safety Not reviewed yet (counted as neutral 0.5) · 30% 0.50 30% +1.35
Audience 24,151 subscribers · 12% 0.70 12% +0.76
Recent activity Last post 16d ago · 10% 0.70 10% +0.63
Telegram verified Not verified · 4% 0.00 4% —
Official backlink No linked tools · 4% 0.00 4% —
Recent posts
View all on TelegramADD YOUR CHANNEL/GROUPS
🌟 Listen. Learn. Grow. 🎙
Shuruudaha:
kaliya channel nadiif ah ayaan aqbalnaa
🚫 cay · 🚫 sex/porno · 🚫 qabyaalad · 🚫 akhlaaq-xumo
✅ Aqoon · xikmad · buugaag · diin
📩 Channel-kaaga soo dir: @Mfaratoon
1️⃣ Aqoon & Fasalo 🎓
• Maanhage · 13k
• Farsamada · 27k
• Somali English 1 · 15k
• Somali English 3 · 28k
• Carabi · 11k
2️⃣ Aqoon & Xikmado 🅰️
• Hasan Caashaq · 18k
• Dareen Side · 20k
• Kobci Aqoontaada · 26k
• Qalbi Dhaye · 18k
• Xikmado · 42k
• Noqo Xiddig · 16k
• Dunida Suugaanta · 20k
• Aisha Ahmed · 19k
3️⃣ Buugaag & Akhris 📚
• Somali Library · 76k
• Somali Books ·…
1.2K views
Waxay sidoo kale qabsadeen magaalada Salaaniik (Thessaloniki), oo ku taalla gudaha Yurub.
Waxaa kaloo jiray dawladihii si iskood ah ugu hoos yimid khaliifka Cabbaasiga ah, iyaga oo aan dagaal lala gelin. Waxaa ka mid ahayd Boqortooyadii Saqaaliibada (Slavs), oo dhulkeedu gaadhayey ilaa meelaha u dhow Cirifka Waqooyi.
Sidoo kale, waxay qabsadeen dhammaan Bariga Afrika, taas oo qoraagu ku xidhay dagaalladii loo yaqaanay Dagaalladii Zanj.
7. Saamayntii caalamiga ahayd
Dawladdii Cabbaasiyiintu waxay lahayd saamaynta ugu weyn dunida xilliyo badan.
Waxa kale oo jiray xilliyo ay dhammaan hoggaamiyeya…
1.4K views
Waxaan si kooban 12 qodob ugu soo koobayaa sababihii ay Dawladdii Cabbaasiyiintu ugu horumartay dawladaha kale, si sawirku u noqdo mid fudud oo la fahmi karo. Qodobaduna waa sidan:
1. Nasabka xukummada
Nasabka khulafadii Cabbaasiyiintu wuxuu ahaa mid la yaqaanay, intooda badanna nasabkooda ayaa la garanayey ka hor intii aanay talada qaban.
Waxay ka soo jeedeen faracii reer Makkah, kuwaas oo ka soo farcamay qabiilka Quraysh, oo ahaa qabiilladii ugu muhiimsanaa Carabta, kana soo jeeday Nebi Ismaaciil bin Ibraahim (CS).
Waxay ahaayeen madaxda iyo madaxdhaqameedka Carabta iyo dunida ka hor Islaamk…
1K views
Xalqada 1aad
Xuska Aasaaskii Dawladdii Cabbaasiyiinta
Dawladdii Ibnu Siinaa, Al-Mutanabbi, Al-Bukhaari, Al-Biiruunii iyo Haaruun Al-Rashiid; waa dawladdii dhistay ilbaxnimada, boqorradii dunida, dadkii cilmiga, caddaaladda iyo guusha lahaa. Taas awgeed ayay ka mid tahay magacyada loogu yeedho Dawladdii Casrigii Dahabiga ahaa (The Golden Age).
Dawladdii Cabbaasiyiintu waxay ahayd mid ka mid ah dawladihii ugu waaweynaa dhinac kasta marka la eego nasabkeeda, muddadii ay jirtay, bilowgeedii, cilmigeedii, dhammaadkeedii, baaxadda dhulkeeda, saamaynteedii caalamiga ahayd, garsoorkeedii, caddaalad…
860 views
[Media]
821 views
Similar Telegram resources
Spotted an error? Suggest an update
About the data
Counts, verification and recent posts come from periodic snapshots of Telegram's public pages and are not real-time. Descriptions are edited; the original text is available under the original description.