Somali_English Intermediate
频道 @Somalienglish3
Wakhti iyo Lacag Ha iska Lumin,Qarnigii Hore Maha 🚫Yaan lacag laga shaqeysan 🚫Wakhti badan lagaa dilin 🚫Lagugu dheereyn casharka 🚫Marmarsiiyo habsan lagugu eryin 🚫Yaan Lagu Maamulin Caqliyan ✅Free Adigu isxilqaan @Somalienglish3 @SomaliEnglish1
评分(满分 10) 6.9 评分(满分 10) 6.9 /10 系统评分 · 评分说明
- 订阅者
- 26,246
- 最近发帖
- 28 天前
资料采集于 2026-10-04 · 非实时
简介
Somali_English Intermediate 是面向中级英语学习者的 Telegram 学习频道,可与同系列的 Somali_English Elementary(初级)对照。频道以英语—索马里语词汇讲解为核心,配套 Quiz 测验和动机短句,主题涵盖人物类别、Gen Z 词汇等;资料还提供 English Somali phrasebook PDF。
获取需使用 Telegram 访问频道;页面标注内容免费自学,另有 3.4 MB 的 Somali-phrasebook.pdf 可下载。选型时应注意,频道包含转发内容,学习形式主要是词汇、释义与选择题;资料未说明系统化课程、语音教学或其他语言支持。
查看 Telegram 上的原始简介
Wakhti iyo Lacag Ha iska Lumin,Qarnigii Hore Maha
🚫Yaan lacag laga shaqeysan
🚫Wakhti badan lagaa dilin
🚫Lagugu dheereyn casharka
🚫Marmarsiiyo habsan lagugu eryin
🚫Yaan Lagu Maamulin Caqliyan
✅Free Adigu isxilqaan
@Somalienglish3
@SomaliEnglish1
评分构成
算法 v1 · 评分说明系统基础分 6.9(1 + 维度贡献 5.85) · 最终 6.9
维度 输入 维度值 权重 贡献
内容质量 判官 64 分 · 40% 0.64 40% +2.30
安全风险 风险 2 / 10 · 30% 0.80 30% +2.16
受众规模 26,246 订阅者 · 12% 0.70 12% +0.76
近期活跃 最近发帖 28 天前 · 10% 0.70 10% +0.63
Telegram 认证 无认证 · 4% 0.00 4% —
官网互链 无关联工具 · 4% 0.00 4% —
近期动态
在 Telegram 查看全部🌙☪️ Hambalyo! Team Somali 🌙
👉 Idaacada-halkan
━━━━━━━━━━━━
1️⃣ 🎓 Aqoon & Fasalo
• 13k ➜ 🔥 Taabo Halkan
• 27k ➜ 🔥 Taabo Halkan
• 15k ➜ 🔥 Taabo Halkan
• 28k ➜ 🔥 Taabo Halkan
• 11k ➜ 🔥 Taabo Halkan
━━━━━━━━━━
2️⃣ 🚺 Aqoon & Xikmado
• 18k ➜ 💫 Taabo Halkan
• 20k ➜ 💫 Taabo Halkan
• 26k ➜ 💫 Taabo Halkan
• 18k ➜ 💫 Taabo Halkan
• 42k ➜ 💫 Taabo Halkan
• 16k ➜ 💫 Taabo Halkan
• 20k ➜ 💫 Taabo Halkan
• 19k ➜ 💫 Taabo Halkan
━━━━━━━━
3️⃣ 📚 Buugaag & Akhris
• 76k ➜ 📌 Taabo Halkan
• 160k ➜ 📌 Taabo Halkan
━━━━
4️⃣ 🌙 Diinta & Duunyada
• 15k ➜ 🌙 Taabo Halkan
• 20k ➜ 🌙 Taabo Halkan
• 16k ➜ 🌙 Taabo Halkan
• 18k ➜ 🌙 T…
2,120 次浏览
🌙☪️Hambalyo🧕🌙
1️⃣🌙 Aqoon & Fasalo 🎓📖
🎯 13k 👉 @maanhage
🎯 27k 👉 @Farsamada
🎯 15k 👉 @Somalienglish1
🎯 28k 👉 @Somalienglish3
🎯 11k 👉 @Somaliarabic
2️⃣ Aqoon & Xikmado 🚺🅰️
✨ 18k 👉 @Hasancaashaq
✨ 20k 👉 @dareen_side
✨ 26k 👉 @KobciAqoontaada2
✨ 18k 👉 @QalbiDhaye143
✨ 42k 👉 @XikmadoSom
✨ 16k 👉 @Noqoxiddig
✨ 20k 👉 @Dunnidasuugaanta
✨ 19k 👉 @AishaAhmed99
3️⃣ Buugaag & Akhris 📚✨
📖 76k 👉 @Somalilibrary
📖 160k👉 @Somalibooks
4️⃣ Diinta & Duunyada 🌙
🌙 15k 👉 @kalimakariim
🌙 20k 👉 @Al_xakiim
🌙 16k 👉 @Albaanichannel252
🌙 18k 👉 @hogaan_Dumar
🌙 20k 👉 @dareen_side
🌙 19k 👉 @Diinteenna_Macaan
🌙 17k 👉 @Etminnan7
🌙 2…
3,380 次浏览
━━━━
1️⃣ 🌙 Diinta & Duunyada
🌙 15k 👉 👉 Taabo halkan
🌙 20k 👉 👉 Taabo halkan
🌙 16k 👉 👉 Taabo halkan
🌙 18k 👉 👉 Taabo halkan
🌙 20k 👉 👉 Taabo halkan
🌙 19k 👉 👉 Taabo halkan
🌙 17k 👉 👉 Taabo halkan
🌙 26k 👉 👉 Taabo halkan
━━━━━━━━━━━
2️⃣ ✨ Aqoon & Xikmado 🚺🅰️
✨ 18k 👉 👉 Taabo halkan
✨ 20k 👉 👉 Taabo halkan
✨ 26k 👉 👉 Taabo halkan
✨ 18k 👉 👉 Taabo halkan
✨ 42k 👉 👉 Taabo halkan
✨ 16k 👉 👉 Taabo halkan
✨ 20k 👉 👉 Taabo halkan
✨ 19k 👉 👉 Taabo halkan
━━━━━━━━━━━━
3️⃣ 📚 Buugaag & Akhris
📖 76k 👉 👉 Taabo halkan
📖 160k 👉 👉 Taabo halkan
━━━━━━━━━━━━━
🎯 13k 👉 👉 Taabo halkan
🛠 27k 👉 👉 Taabo halkan
🇬🇧 15k 👉 👉 Taabo halka…
3,610 次浏览
🔥 GEN Z VOCABULARY — PART 3 🔥
🎓 Baro English-ka ay dhalinyarada maanta isticmaalaan!
• 😍 RIZZ = Xirfad qof lagu soo jiito
🗣️ He has a lot of rizz.
➡️ Wuxuu leeyahay xirfad uu dadka ku soo jiito.
• 🧢 CAP = Been
🗣️ That's cap!
➡️ Taasi waa been!
• 😎 COOKED = Dhibaato ku jira / Xaalad adag ku jira
🗣️ I'm cooked for the exam.
➡️ Imtixaanka waan ku dhibbanahay.
• 💯 VALID = Sax ah / La aqbali karo
🗣️ Your opinion is valid.
➡️ Fikraddaadu waa sax.
• 🚶 NPC = Qof aan fikrad gaar ah lahayn
🗣️ Don't be an NPC.
➡️ Ha noqon qof dadka iska raaca.
📝 Challenge-ka Maanta:
Isticmaal erayada RIZZ, CAP, am…
6,910 次浏览
🔥 GEN Z VOCABULARY — PART 2 🔥
🎓 Baro English-ka ay dhalinyarada maanta isticmaalaan!
• 🤝 BET = Haye / Waa la isla qaatay
🗣 Meet me at 5 PM.
🗣 Bet!
➡️ Haye, waa la isla qaatay!
• 😎 GOAT = Qofka ugu fiican
🗣 Messi is the GOAT.
➡️ Messi waa kan ugu fiican.
• 🔥 FIRE = Aad u fiican / Cajiib
🗣 Your new phone is fire!
➡️ Telefoonkaaga cusub waa cajiib!
• 👀 SUS = Shaki leh
🗣 That story sounds sus.
➡️ Sheekadaas shaki ayay leedahay.
• 🚀 VIBE = Jawi ama dareen wanaagsan
🗣 This place has a good vibe.
➡️ Meeshan jawi wanaagsan ayay leedahay.
📝 Challenge-ka Maanta:
Isticmaal erayada BET, GOAT, ama F…
5,930 次浏览 图片/视频