seeksvc
Sign in

Xikmado️ 💎

Channel @xikmadosom

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Open in Telegram
+ Add to collection
Subscribers
38,154
Last post
4d ago
Collected on 2026-11-21 · not real-time

Introduction

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Show the original Telegram description
Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

System score 5.8 (1 + contributions 4.81) · final 5.8

Content quality Not reviewed yet (counted as neutral 0.5) · 40% +1.80
Safety Not reviewed yet (counted as neutral 0.5) · 30% +1.35
Audience 38,154 subscribers · 12% +0.76
Recent activity Last post 4d ago · 10% +0.90
Telegram verified Not verified · 4% —
Official backlink No linked tools · 4% —
Bisaddii Bubaysta Qeybta 5aad Magaalada Reebu waxay ku taallay meel istaraatiiji ah oo difaac ahaan ku habboon, iyadoo buur yar dusheeda laga dhisay, dhinaca bari ay badda Kasbiyan ka xigto, saddexda dhinac ee kalena uu ku wareegsanaa gidaar weyn oo dhagax ah. Maalin maalmaha ka mid ah, ciidankii Masar oo lagu qiyaasay 300,000 oo askari ayaa magaalada hareeraheeda yimid, taasoo cabsi iyo yaab ku abuurtay dadka Reebu. Markii ciidanka Masaaridu weerarka bilaabeen, waxay isku dayeen inay buurta fuulaan iyagoo adeegsanaya qoddo bir ah, xadhko iyo salaanno dhaadheer. Hase yeeshee, dadka Reebu oo …
741 views
Bisaddii Bubaysta Qeybta 4aad Amuba maalintii dagaalka si geesinimo leh ayuu u dagaallamay, balse markii uu arkay ciidankii reer Reebu oo jabaya iyo aabbihii oo faraskiisii ka dhacay, ayuu isku dayay inuu badbaadiyo. Nasiib darro, buuqa iyo dagaalka xooggan awgood ma u suurtagelin inuu gaaro aabbihii. Jetro ayaa u sheegay inuu u malaynayo in boqorku dhintay. Amuba wuxuu go'aansaday inuu ciidankii badbaaday si nidaamsan magaalada ugu soo celiyo, si aysan cadowgu u baabi'in. Markii ay magaalada gaareen, Amuba waxaa loo sheegay in aabbihii uu ku dhintay dagaalka. Markii uu gurigii boqortooyada …
1.1K views
Qof walba dagaal qarsoon ayuu ku jiraa. 🥺 Weligaa ma dareentay inaad gudaha ka daallan tahay, balse marka lagu eego aad tahay qof deggan oo aan waxba ka cabanayn? Waa yaab sida qofku dadka ula qosli karo, sheeko ula wadaagi karo, maalintiisana caadi u wadan karo, iyadoo gudihiisa ay ku jiraan xusuuso, dhaawacyo iyo su’aalo aanu cidna uga jawaabin. Mararka qaar waxaad dadka u muujisaa inaad wax walba ka gudubtay, laakiin waxaa jira maalmo aad xasuusato waxyaabo aad moodaysay inaad illowday. Waxaa jira hadallo laguu yidhi oo aan weli kaa bixin, dad ku dhaawacay oo aan xitaa ogayn saamaynta a…
1.1K views
Waxaa aad ii cajabiya, waxaan la ashqaraaraa oo aad ii soo jiita, waxaan la ilmeeyaa oo aan la qushuucaa aabaha ay dhoolacadeynta wajigiisa buuxiso marka uu arko ilmihiisa, aabaha isu soo goda si uu u daadaheeyo ilmihiisa, aabaha dadaalka badan, aabaha jacaylka ilmihiisa siiya, aabaha hubiya ilmihiisa bad qabkooda, aabaha jilbaha dhulka dhiga si uu ilmihiisa laabta u geliyo, aabaha loo wada xiiso marka uu guriga ka maqanyahay, aabaha loo wada riyaaqo marka uu albaabka kasoo galo, aabaha naxariista badan, aabaha turidda badan, aabaha damqashada badan, aabaha ay ilmihiisa ku faanaan, aabaha la i…
1.1K views
Bisaddii Bubaysta Qeybta 3aad Ciidankii Masar ayaa bilaabay xeelad ay ku doonayeen inay kaga gudbaan laagtii dhiiqada ahayd ee Boqor Reebu difaac uga dhigtay. Waxay safaf isdaba joog ah ugu soo direen askar sidata ood iyo laamo geedo ah, kuwaas oo lagu goglayay dhulka dhoobada ah si ay u sameeyaan marin ay gaadhi-farasyadu ka gudbi karaan. Inkasta oo qaansoleyda Reebu ay isku dayeen inay joojiyaan, haddana fallaadhaha badan ee Masaarida ayaa sababay dhimasho iyo dhaawac aad u badan. Marinkii dhiiqada ahaa ayaa si tartiib tartiib ah u ballaadhtay, taas oo khatar weyn gelisay difaacyadii Reebu.…
1.1K views

Similar Telegram resources

Profile

Type Channel
Telegram verified No
Collected 2026-11-21

Member ratings

No member ratings yet
Sign in to rate
Spotted an error? Suggest an update
This ad space is available @gigaben65 → Ad 300 × 250
About the data
Counts, verification and recent posts come from periodic snapshots of Telegram's public pages and are not real-time. Descriptions are edited; the original text is available under the original description.
seeksvc
一个可查询的宝藏收藏库:开源与闭源软件、开发库与完整解决方案。
© 2026 seeksvc · Manually verified, continuously updated