Xikmado️ 💎
频道 @xikmadosom
Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.
评分(满分 10) 5.8 评分(满分 10) 5.8 /10 系统评分 · 评分说明
- 订阅者
- 38,154
- 最近发帖
- 4 天前
资料采集于 2026-11-21 · 非实时
简介
Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.
查看 Telegram 上的原始简介
Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.
评分构成
算法 v1 · 评分说明系统基础分 5.8(1 + 维度贡献 4.81) · 最终 5.8
维度 输入 维度值 权重 贡献
内容质量 未经判官审核 (按中性值 0.5 计) · 40% 0.50 40% +1.80
安全风险 未经判官审核 (按中性值 0.5 计) · 30% 0.50 30% +1.35
受众规模 38,154 订阅者 · 12% 0.70 12% +0.76
近期活跃 最近发帖 4 天前 · 10% 1.00 10% +0.90
Telegram 认证 无认证 · 4% 0.00 4% —
官网互链 无关联工具 · 4% 0.00 4% —
近期动态
在 Telegram 查看全部Bisaddii Bubaysta Qeybta 5aad
Magaalada Reebu waxay ku taallay meel istaraatiiji ah oo difaac ahaan ku habboon, iyadoo buur yar dusheeda laga dhisay, dhinaca bari ay badda Kasbiyan ka xigto, saddexda dhinac ee kalena uu ku wareegsanaa gidaar weyn oo dhagax ah. Maalin maalmaha ka mid ah, ciidankii Masar oo lagu qiyaasay 300,000 oo askari ayaa magaalada hareeraheeda yimid, taasoo cabsi iyo yaab ku abuurtay dadka Reebu.
Markii ciidanka Masaaridu weerarka bilaabeen, waxay isku dayeen inay buurta fuulaan iyagoo adeegsanaya qoddo bir ah, xadhko iyo salaanno dhaadheer. Hase yeeshee, dadka Reebu oo …
741 次浏览
Bisaddii Bubaysta Qeybta 4aad
Amuba maalintii dagaalka si geesinimo leh ayuu u dagaallamay, balse markii uu arkay ciidankii reer Reebu oo jabaya iyo aabbihii oo faraskiisii ka dhacay, ayuu isku dayay inuu badbaadiyo. Nasiib darro, buuqa iyo dagaalka xooggan awgood ma u suurtagelin inuu gaaro aabbihii. Jetro ayaa u sheegay inuu u malaynayo in boqorku dhintay. Amuba wuxuu go'aansaday inuu ciidankii badbaaday si nidaamsan magaalada ugu soo celiyo, si aysan cadowgu u baabi'in.
Markii ay magaalada gaareen, Amuba waxaa loo sheegay in aabbihii uu ku dhintay dagaalka. Markii uu gurigii boqortooyada …
1,100 次浏览
Qof walba dagaal qarsoon ayuu ku jiraa. 🥺
Weligaa ma dareentay inaad gudaha ka daallan tahay, balse marka lagu eego aad tahay qof deggan oo aan waxba ka cabanayn?
Waa yaab sida qofku dadka ula qosli karo, sheeko ula wadaagi karo, maalintiisana caadi u wadan karo, iyadoo gudihiisa ay ku jiraan xusuuso, dhaawacyo iyo su’aalo aanu cidna uga jawaabin.
Mararka qaar waxaad dadka u muujisaa inaad wax walba ka gudubtay, laakiin waxaa jira maalmo aad xasuusato waxyaabo aad moodaysay inaad illowday.
Waxaa jira hadallo laguu yidhi oo aan weli kaa bixin, dad ku dhaawacay oo aan xitaa ogayn saamaynta a…
1,050 次浏览
Waxaa aad ii cajabiya, waxaan la ashqaraaraa oo aad ii soo jiita, waxaan la ilmeeyaa oo aan la qushuucaa aabaha ay dhoolacadeynta wajigiisa buuxiso marka uu arko ilmihiisa, aabaha isu soo goda si uu u daadaheeyo ilmihiisa, aabaha dadaalka badan, aabaha jacaylka ilmihiisa siiya, aabaha hubiya ilmihiisa bad qabkooda, aabaha jilbaha dhulka dhiga si uu ilmihiisa laabta u geliyo, aabaha loo wada xiiso marka uu guriga ka maqanyahay, aabaha loo wada riyaaqo marka uu albaabka kasoo galo, aabaha naxariista badan, aabaha turidda badan, aabaha damqashada badan, aabaha ay ilmihiisa ku faanaan, aabaha la i…
1,120 次浏览
Bisaddii Bubaysta Qeybta 3aad
Ciidankii Masar ayaa bilaabay xeelad ay ku doonayeen inay kaga gudbaan laagtii dhiiqada ahayd ee Boqor Reebu difaac uga dhigtay. Waxay safaf isdaba joog ah ugu soo direen askar sidata ood iyo laamo geedo ah, kuwaas oo lagu goglayay dhulka dhoobada ah si ay u sameeyaan marin ay gaadhi-farasyadu ka gudbi karaan. Inkasta oo qaansoleyda Reebu ay isku dayeen inay joojiyaan, haddana fallaadhaha badan ee Masaarida ayaa sababay dhimasho iyo dhaawac aad u badan. Marinkii dhiiqada ahaa ayaa si tartiib tartiib ah u ballaadhtay, taas oo khatar weyn gelisay difaacyadii Reebu.…
1,100 次浏览